Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha oo Golaha Wakiillada u sharaxay xeerka hawlgabka shaqaalaha

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha hay'adda shaqaalaha dowladda Somaliland Khaalid Jaamac Qodax, ayaa maanta hor tagay xildhibaanada aqalka golaha Wakiillada. Guddomiyaha hay'adda shaqaalaha dowladda, ayaa golaha...

“Dowladda Itoobiya waxa ay muujisay ka go’naanshiyaha heshiiska Somaliland”. Agaasime Cabdirashiid

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Cabdirashiid Ibraahim Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa ka hadlay wadahadalladii fashilmay ee u dhexeeyay Itoobiya iyo Soomaaliya...

Somaliland oo ka hadashay fashilka Soomaaliya ka soo gaadhay wadahadalladii Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Axmed Abokor Maxamed, ayaa ka hadlay wadahadallada fashilmay ee...

Turkiga oo war kasoo saaray wadahadallada fashilmay ee Itoobiya iyo Soomaaliya

0
Ankara (Hargeisa Press)- Dowladda Turkiga, ayaa waxaa ay war ka soo saartay wadahadallada fashilmay ee Ankara ka dhacay ee u dhexeeyay Itoobiya iyo Soomaaliya. Turkiga,...

Wada-hadaladii Itoobiya iyo Soomaaliya oo natiijo la’aan ku soo dhamaaday

0
Ankara (Hargeisa Press)- Wadahadaladii u dhaxeeyay Itoobiya iyo Soomaaliya ee ka socday dalka Turkiga, ayaa ku soo idlaaday natiijo la’aan, iyadoo aan wax heshiis...

Itoobiya iyo Jabuuti oo iska kaashanaya waxka qabashada shidaal yarida

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Shidaal la’aantii dhawaan ka dhacday magaalada Addis Ababa, wefti ka socda Itoobiya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Axmed Shide, ayaa u...

Golaha Wakiillada oo sii wadaya dooda xeerka hawlgabka shaqaalaha dowladda

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaanadda golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta cod gacan taag ah ku ogolaaday in ay sii amboqaadaan dooda xeerka hawlgabka iyo xaqsiinta...

Maxamuud Xaashi oo ka hadlay xiisadda Somaliland iyo Jabuuti

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ah Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Kaah, ayaa waxaa uu ka hadlay xiisada xoogan ee maalmihii u dambeeyay...

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland oo kulan la yeeshay Qunsulka Turkiga

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda arrimaha Dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamuud, ayaa xafiiskiisa kula kulmay Qunsulka guud ee...
Faysal Cali Waraabe

Faysal Cali Waraabe oo digniin u diray Soomaaliya iyo Jabuuti

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu digniin culus u diray Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti. Faysal...