Saldhigyada Ciidamada Mareykanka Ee Jabuuti oo La Geliyey Xaalad Deg Deg Ah
Djibouti (Hargeisa Press)- Saldhigyada ciidamada Mareykanka ee Jabuuti ayaa la geliyey xaalad caafimaad dadweyne oo deg deg ah oo looga gol leeyahay taxaddar, kadib...
Xukuumada Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Cashuur Dhimis 20% Raashinka Iyo Agabka Caafimaadka.
Hargeysa,(HargeisaPress) - Wasiirka wasaarada maaliyada somaliland sacad cali shire ayaa shaacisay cashuur dhimis xukuumadu usamaynayso ganacsada soo dejisa alaabooyinka daruuriga ah
Wasiir sacad ayaa sheegay...
Dawladaha Somaliland Iyo Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Sidii La Iskaga Kaashan Lahaa Fiditaanka...
Hargeysa(HargeisaPress)-Dawladaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa magaalo xudduuda ku taalla ee Wajaale kaga shiray sidii wadajir la iskaga kaashan lahaa fiditaanka Xannuunka...
Sheekh Maxamed Macalin Cabdi Carab Oo Ka Hadlay Axkaamta Soonka Iyo Siday Ku Sugnaato...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Sheekh Maxamed Macalin Cabdi Carab ayaa sharraxaya Axkaamta Soonka iyo waliba siday ku sugnaato bisha barakaysan ee Ramadan .
https://youtu.be/uiVfFkiuMYM
Greece: 150 Qof Oo Ay Haweenay Uur Leh Oo Soomaali Ah Ku Jirto Oo...
https://www.youtube.com/watch?v=HZ9ZNgDOMIE
Taliyaha Booliska Somaliland Oo Awaamiir Kala Duwan Faray Ciidamadda
Hargaysa (HP): Taliyaha ciidamadda qaranka Somaliland sareeye guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), ayaa faray qaybaha kala duwan ee ciidamadda booliska in ay u diyaar...
Shirkad Itoobiyaan Ah Oo Khudrad Ku Caawisay Somaliland
Hargaysa (HP): Xukuumadda Somaliland ayaa maanta shirkad laga leeyahay dalka Itoobiya kala wareegtay Khadrad kala duwan oo ay shirkadaasi ku caawisay Somaliland.
Shirkadaasi oo magaceedda...
Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan shacabka reer Somaliland meel ay joogaanba iyo guud ahaan ummadda Islaamka ku hambalyeeyay curashada...
XUKUUMADA JSL OO JOOJISEY ISTICMAALKA IYO KA GANACSIGA QAADKA INTA LAGU GUDO JIRO BISHA...
Hargeysa,(HargeisaPress)–Dawlada Somaliland oo ku dhawaaqday inay joojisay Jaadki muddo 25 cisho ah oo ka bilaabanta maalinta Axada ee Ramadaan 3 deeda kuna eeg 2...
Badhasaabka Sool Oo Kulan La Yeeshay Wefti Ka Socday Guddiga Covid-19 Ee Heer Qaran
Laascaanood (HP): Guddoomiyaha gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaamaanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay xubno dhakhaatiir ah oo ka socday guddiga heer qaran ee ka...