Ma Talo Ayaynu Kaga Qayb Galnay Shirkii Somalida loogu Qabtay Djibouti?!!!
Ra'iisal wasaare ku xigeenkii Somalia ayaa fadhiyay; Djibouti oo aynu ognahay halkay ka taagan tahay qaddiyada Somaliland ayaa gogosha fidisay; innagu ma talaynu ku...
Guddoomiye Cirro Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyay iyo Aragtidiisa Xal U Helista Khilaafkii Shirguddoonka...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha aqalka wakiillada Somaliland iyo xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa galinkii hore ee Sabtida maanta lagu...
Magacyada Guddi Shirgudoonka Guurtidu U Saaray Ka Talo Bixinta Muddo Kordhinta Xukumadda
Hargeysa, (HargeisaPress) — Fadhigii golaha guurtida ee Maanta ayaa mudaneyaashu iskula qaateen in guddi balaadhan loo saaro ka talo bixinta Muddo kordhinta hor taala...
Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Oo Qadar Lacaga Oo Aad U Badan Ugu Deeqday Dadka Ay...
Hargeysa,(HargeisaPress) —Shirkada isgaadhsiinta Telesom ayaa qadar lacaga oo dhan 500,000$ (shan boqol oo kun oo dollar) ugu deeqday dadka ay abaaraha baahsani ku saameeyeen...
Xukumadda Somaliland Oo Sharaxday Sababta Aanay Uga Qayb Galayn Shirka Norway Ee Lagu Casuumay
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xukuumada Somaliland ayaa marka kale ku celisay in aanay ka qayb galayn shir ka dhacaaya Magaalada Copen-hagen ee Dalka Denmark oo...
“Waxan Ahay Musharax U Taagan Gudoomiyaha Xisbiga Ucid” Marwo Saamiya Musse
Helsinki, Finland (HargeisaPress) —Marwo Saamiya Muuse oo Xiligan ah La taliyaha arimaha dibada ee musharaxa Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen hore na xilal...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Socdaal Shaqo Ku Gaadhay OODWAYNE + SAWIRRO
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafti ballaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa maanta gaadhay magaaladda Oodweyne ee gobolka...
Wasaaradda Shaqo Gelinta oo Deeq Gaadhsiisay Qoys Ay 2 Caruur Ahi Dab Kaga Dhinteen
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasaaradda shaqo gelinta, arrimaha Bulshada iyo Qosyka Somaliland, ayaa waxaa ay maanta deeq kala duwan ay gaadhsiisay Qoys dhowaan ay...
Wareysi: Gudoomiye Sharmarke Oo Ka Waramay Ujeedooyinka Socdaalka Ay Ku Joogan UK
London,(HargeisaPress) —Gudomiyaha Hay'adda Shaqalaha Dawladda Somalliland Sharmake Axmed Muxumed ayaa Waraysii Siiyay Tvga Qaranka Somaliland Isago Ku Sugan Magaalada London ee Boqortoyada Waddanka Ingiriiska.
Gudoomiye...
Buugga Hawaale Warran Ee Abwaan Hadraawi oo Hargeysa Lagu Soo Bandhigay
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xaflad ballaadhan oo lagu xusayey Buugga Hawaale Warran ee uu qoray Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), ayaa xalay lagu soo bandhigay...