Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Ku Soo Wajahan Somaliland
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar, ayaa la filayaa inuu berito soo gaadho Somaliland.
Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar iyo...
Maxamuud Xaashi oo Guuldarada Xisbiga Kulmiye Dusha Ka Saaray Madaxweyne Biixi
Hargeisa (Hargeisa Press) – Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ka hadlay natiijada Doorashooyinkii Isku-sidkanaa ee Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada ee Somaliland ka qabsoontay 31-kii...
Xisbiga UCID oo Caydhiyay Xoghayihii Arrimaha Guddaha
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa maanta xilka ka qaaday Xoghayahii arrimaha gudaha ee xisbigaas Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax). Xisbiga...
Shirweynaha Horumarinta Beeraha Somaliland oo Hargeysa Ka Furmay
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta furay shirka Horumarinta Beeraha oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda...
Dagaal Culus oo Dib Uga Billowday Gobolka Tigray
Mekelle (Hargeisa Press) – Dagaal culus, ayaa ka qarxay deegano badan oo ku yaala gobolka Tigray, waxaana dagaalkaasi uu u dhaxeeyaa ciidamada falaagada iyo...
Madaxweyne Biixi oo Gaadhay Magaalada Berbera
Berbera (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, Sida lagu...
Maxkamadda Sare Ee Somaliland oo Bilowday Dhageysiga Dacwadaha La Xidhiidha Doorashadii Dhacday
Hargeisa (Hargeisa Press) – Maxkamadda sare ee Somaliland, ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwadaha la xidhiidha doorashadii aqalka Wakiillada ee dhacday 31-dii Bishii May ee...
Madaxweynaha Jabuuti oo Faray Dadkiisa Inay Is Talaalaan
Djibouti (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa waxaa uu soo saaray wareegto, taasoo faraysa in dhammaan dadka qaan gaadhka ah ee...
Somaliland iyo Taiwan oo Bilaabay Heshiis Lagu Daah-furayo Mashruuca Horumarinta Caafimaadka Ee Hooyada iyo...
Hargeisa (Hargeisa Press) – Dowladdaha Somaliland iyo Taiwan, ayaa waxa ay maanta si rasmi ah u wada bilaabeen heshiis lagu daahfurayo Mashruuca horumarinta Caafimaadka...
Xirsi Oo Bogaadiyay Xubnaha Isbaahaysigu U Xulay Shir-guddoonka
Hargaysa (HP): Hoggaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa bogaadiyey xildhibaanno Isbahaysigu mucaaradku isku raaceen in ay noqdaan Shir-guddoonka cusub ee golaha Wakiilladda.
Waxaanu...