Barakac Ka Socda Gobollada Amhara iyo Tigray Ee Ethiopia
Mekelle (Hargeisa Press) – Ilaa 5 kun oo qaxooti Ethiopian ah, ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay ka gudbaan xadka Sudan, sida...
Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka oo Eedaymo Culus Ujeediyay Madaxweyne Biixi
Hargeysa (Hargeisa Press) – Hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADDANI oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa waxaa ay eedaymihii ugu...
Safaarada Somaliland Ee Itoobiya oo Iska Fogeysay Eedaynta Xildhibaan Mustafe
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Safaaradda Somaliland ku leedahay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay hadal Salaasadii shalay...
Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Boocame
Laascaanood (Hargeisa Press) – Wararka ka imanaya degmada Boocame oo ka tirsan gobolka Sool, ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal beeleed dhimasho iyo dhaawac...
Waddada Isku Xidha Jabuuti iyo Addis Ababa oo La Xanibay
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafa Muxumed Cumar oo la hadlay wakaalada wararka Reuters, ayaa sheegay in la xanibay...
Fly Dubai oo Shaacisay Xilliga Ay Dib U Bilaabayso Duulimaadyada Somaliland
Dubia (Hargeisa Press) – Shirkadda Diyaaradaha ee Flydubai oo fadhigeedu yahay magaalada Dubai ee Dalka Isu-tagga Imaaraadka, ayaa shaaca ka qaadday inay horaanta bisha...
Xildhibaan Faratoon oo Rejo Weyn Ka Muujiyay Inuu Guulaysanayo
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), oo u tartamaya kursiga guddoomiyaha golaha Wakiilada cusub ee Somaliland ayaa rejo weyn ka muujiyay...
Wasiirka Beeraha Oo Hadhimo U Sameeyay Xildhibaanadda Kulmiye Ee Golaha Wakiiladda
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa maanta Hadhimo Sharafeed u sameeyay xildhibaanadda cusub ee xisbiga Kulmiye ee golaha Wakiiladda iyo...
Xildhibaan Shaaciyay In Loo Adeegsaday Sirdoonka Dalka Itoobiya
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xildhibaan Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdillaahi oo xisbiga KULMIYE uga soo baxay gobolka Sool, ayaa eedaymo culus u jeediyay xukuumadda Madaxweyne...
Maayarka Gabiley Oo Mar Kale Ku Baaqay Olole Nadaafadeed
Gabiley (HP): Maayarka magaaladda Gabiley Maxamed-aamiin Cumar Cabdi, ayaa mar kale ugu baaqay bulshadda ku nool magaaladaasi in ay dawladda hoose kala soo qayb...