Doonni Siday Qoxoonti Yemeniyiin ah Oo Ku Soo Xidhatay Dekadda Berbera

0
Berbera (Hargeisa Press): Dooni siday dad qoxoonti magal geliyo doon ah oo ka soo carraray colaadaha dalka Yemen ayaa galabta ku soo xidhatay dekadda...

Jaamacadda ADMAS Oo Xaflad Sagootin ah u Qabatay Arday

0
Hargaysa (HP): Jaamacadda ADMAS ee magaaladda Hargaysa ayaa munaasibad sagootin ah u qabatay ardayda sanadkan ka qalin jebinaysa. Gaar ahaana ardayda dhamaysatay waxbarashadda kuliyadda cududda...

Dagaal Beeleed Maanta Ka Dhacay Degmadda Boocame Ee Gobolka Sool

0
Boocame (HP): Dagaal u dhexeeya laba beelood ayaa maanta ka dhacay duleedka birta dheer oo ka tirsan degmadda Boocame ee gobolka Sool. Wararka laga helayo...

Madaxweyne Ku-Xigeenka Oo Dhagax Dhigay Xarunta Cilmi Baadhista iyo Tayeynta Dhirta

0
Hargaysa (HP): Madaxweyne ku xigeenka Somaliland  C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta Dhagax dhigay Xarunta Cilmi baadhista iyo tayeynta Dhirta ee Deegaanka Geed-deeble. ...

Jaamacadda ALPHA Oo Tababar U Qabatay Ardayda Wax Ka Barta Kuliyadaha Kala Duwan Ee...

0
Hargaysa (HP): Jaamacadda ALPHA qaybteedda magaaladda Hargaysa ayaa tababar u qabatay ardayda wax ka barata kuliyadaha kala duwan ee jaamacadaasi. Tababarkan oo jaamacadda Alpha ay...

Golaha wakiilada Somaliland oo loo qeybiyey xeerar ka soo noqday Golaha Guurtida .

0
Hargeysa,(HargeisaPress) -Fadhigii maanta Ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shirgudoomainaayey Gudoomiyaha Golahaasi Cabdiraisaq khaliif Axmed ayaa xeerarkaas loo qeybiyey xildhibanada golaha wakiilada, waxa ka...

Agaasimaha guud ee Warfaafinta Oo Tababar u furay Shaqaalaha waaxda IT-ga ee Wasaarada Warafaafinta...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) - Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta  Maxamed Yusuf  Ismaacaiil oo ka hadlay furitaanka tababarkaasi  ayaa u mahad celiyay macalinka  tababarka...

Somaliland oo Soo Bandhigtay Ciidamo Ka Soo Goostay Puntland

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press) – Dowladda Somaliland, ayaa waxaa ay gobolka Sanaag ku soo bandhigtay ciidamo ka soo goostay Maamul Goboleedka Soomaaliya ee Puntland. Ciidamadan oo...

Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex oo Ka Jawaabay Cabasho Uga Timid Qoys Dan Yar Ah

0
Hargeysa (HP): Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex Jaamac Xaaji Cabdi Axmed, ayaa maanta gurigoodda ku booqday qoys dan yar ah oo degan magaaladda Hargaysa oo dhawaan...
Madaxweyne Biixi

Madaxweyne Biixi oo Lagu Amaanay Laba Go’aan oo Horleh oo Uu Fuliyay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Muwaadiniin jeelka dhexe ee Hargeysa ugu xidhnaa xukun dhaaf sannado ah, kaddib markii ay dhamaysteen wakhigii ay xadhigooda u cayimeen...