Jaamacadda ADMAS Oo Xaflad Sagootin ah u Qabatay Arday

0
638

Hargaysa (HP): Jaamacadda ADMAS ee magaaladda Hargaysa ayaa munaasibad sagootin ah u qabatay ardayda sanadkan ka qalin jebinaysa.

Gaar ahaana ardayda dhamaysatay waxbarashadda kuliyadda cududda shaqaalaha ee sanadkan qalin jebinaya.

Munaasibadaasi waxaa ka soo qayb galay maamulka jaamacadda Admas, macalimiinta iyo ardayda wax ka barta kuliyadda cududda shaqaalaha.

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here