Raysal-wasaare Rooble oo Jawaab Adag ka Bixiyey War Farmaajo Sheegay inuu Awoodaha kaga Hakiyey

0
Mugdisho,(HargeisaPress)-wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sharci-darro ku tilmaamay qoraal Madaxweynaha wakhtigu ka dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo soo saaray oo uu...

Somaliland oo ka Hadashay Dil ka dhacay Sool, Saddex-kaclaynta Covid-19 & Weerarrada Cadawga Diinta...

0
Hargeysa(HargeisaPress)- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Somaliland, ayaa shirkadii Khamiislaha ahaa ee maanta waxay kaga doodeen qodobbo muhiim ah oo la xidhiidha nabadgelyada, gaar ahaan gobolka...

Madaxweyne Biixi Oo Ka Qeyb-galay Xaflada Qalin-jebinta Dufcadii 20aad Ee Jaamacada Camuud Oo Ay...

0
Boorama,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo Wafti Balaadhan oo uu Hoggaaminayo ayaa maanta ka qeyb galay Xaflada Qalin-Jebinta dufcadii 20aad oo ay...

Somaliland: Xoghayaha Guud Ee Kulmiye Oo Dhaliilo U Jeediyay Guddoomiya Waddani

0
Hargaysa (HP): Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ee Somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadallo todobaadkan ka so yeedhay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah...

Barnaamij Laga Diyaariyay Horumarka Ka Tisqaaday Gobolka Sool

0
Hargaysa (HP): Sanadihii u danbeeyay guud ahaanba gobolka Sool gaar ahaana magaalo madaxdiisa Laascaanood waxaa ka hirgalay horumar aad y balaadhan. Horumarkaasi oo ah mid...

C/raxmaan Cirro: “Waxaan Shaacinayaa Inaan U Tartamayo Guddoomiyaha Waddani”…

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa shaaciyay inuu mar kale u tartamayo guddoomiyenimadda xisbigaasi. Waxaanu sheegay inuu ka dhex tartami doono shirweynaha...

Maamulka iyo Bulshadda Xariirad Oo Fuliyay Olole Nadaafadeed

0
Xariirad (HP): Maamulka degmadda Xariirad ee gobolka Selel iyo bulshadda magaaladaasi oo iskaashanaya ayaa maanta fuliyay olole nadaafadeed qashinka lagaga ururinayay magaaladda. Kaasoo kor loogu...

Xulka Qaranka Kubadda Cagta Dhegooleyaasha Somaliland Oo Kenya Kaga Qayb Gelaya Tartan Caalamiya

0
Hargaysa (HP): Kooxda ciyaaraha Kubbadda cagta Somaliland ee Maqalka naafadda ka ah ayaa maanta u kicitimay dalka Kenya oo ay kaga qayb geli doonaan...

Wakhtiga Lagu Dhawaaqayo Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Somaliland Oo La Shaaciyay

0
Hargaysa (HP): Xafiiska imtixaanaadka qaranka Somaliland ayaa shaaciyay wakhtiga rasmi ahaan loogu dhawaaqi doono natiijadda imtixaanadda shahaadiga ah ee fasaladda afraad ee sare iyo...

Hawl Gal Ka Dhan Ah Dhuxulaysiga Oo Laga Fuliyay Ceel-Afweyn

0
Ceel-Afweyn (HP): Masuuliyiinta wasaaradda deegaanka Somaliland ee degmadda Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa maanta fuliyay hawl gallo lagula dagaalamayo Dhuxulaysiga. Waxaanay hawl galkaasi ku baabiiyeen...