Hindiya oo usoo hanqal-taagtay Saldhig Milateri oo ay ku yeelato Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Warbaahinta dalka Hindiya, ayaa waxaa ay si weyn u qaadaa dhigeen xidhiidhka taariikheed, dhaqan dhaqaale ee soo jireenka ahaa ee ka...
Wasiir Kaahin oo Lagu Eedeeyay Sharci Jebin

Somaliland oo soo bandhigtay dowlado si-gaara uga soo horjeeda heshiiska Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay soo bandhigtay oo ay farta ku fiiqday dowlado si gaar ah uga soo horjeeda heshiiskii isfahan...

Boqor Buurmadow oo weerar culus ku qaaday Xasan Sheekh

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-Madow, ayaa waxaa uu eedaymo kulul u jeediyay maamulka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud. Buurmadow, ayaa waxaa...

Itoobiya iyo Mandaqadda Badda-Cas ee Somaliland, dublamaasiyad qarniyo hore soo jiray

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Mandaqadda Badda Cas taariikh ahaan waxa uu ahaa marin ganacsi oo weyn oo isku xidha gudaha Afrika oo ay ku jirto...

Dalalka Beesha Caalamka oo boggaadiyay horumarka laga gaadhay doorashada Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Saaxiibada caalamiga ah ee Somaliland oo ay ka mid yihiin Ingiriiska, Denmark iyo Sweden, ayaa waxaa ay boggaadiyeen horumarka taarikhiga ah...

Midowga Yurub oo Muqdisho ku tilmaamay meel dadkeedu quusteen

0
Geneva (Hargeisa Press)- Madaxweyne ku xigeenka Midowga Yurub ahna Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga Josep Borrell, ayaa magaalada Muqdisho ku tilmaamay inay tahay meel laga quustay...

Aysenur oo ciidamada Isra’il dileen oo lagu aasay Turkiga

0
Ankara (Hargeisa Press)- Aysenur Ezgi Eygi oo ahayd Gabadh Mareykan ah, balse asal ahaan ka soo jeedday Turkiga oo dhawaan ciidamada Isra’il ku dileen...

Geedi socodka Doorashooyinka Somaliland ee 59-ka maalmood ka hadhsan tahay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Dalka Somaliland waxaa ka socda diyaargarowgii u dambeeyey ee doorashooyinka isku sidkan ee Madaxtooyada iyo Ururrada Siyaasadda oo labadii sanno ee...

Abiy Axmed oo Muslimiinta ugu hambalyeeyay munaasibadda Mawliidka Nabiga (N.N.K.H)

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, ayaa shacabka muslimiinta ah u diray dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan munaasibadda Dhalashadda Nebi...

Ganacsade Cali Cumar Guuleed oo difaacay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Ganacsade Cali Cumar Guuleed oo ah Mulkiilaha Hutel Guuleed ee magaalada Hargeysa, ayaa difaacay heshiiska taariikhiga ah ee badda ee ay...