Maayarka Hargaysa Oo Ololaha Nadaafadda Kala Qayb Galay Degmadda Ibraahim Koodbuur

0
Hargaysa (HP): Maayarka caasimadda Hargaysa C/kariin Axmed Mooge, ayaa ololaha nadaafadda ee Khamiislaha ah kala qayb galay degmadda Ibraahim Koodbuur. Maayar Mooge, oo ay wehelinayeen...

Togdheer: Degmadda Gar-adag Oo Laga Furay Xarun Lagu Karantiilayo Dadka Uu Haleello Covid19

0
Gar-adag (HP): Maamulka degmadda Gar-adag ee  gobolka Togdheer ayaa maanta furay xarun caafimaad oo ay ugu tallo galeen in lagu karantiilo dadka uu haleello...

Jig-jiga: Doorashadda DDS Itoobiya Oo Saaka Loo Dareeray

0
Jigjiga (HP): Waxaa saaka dhamaanba dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya looga dareeray doorashadda lixaad ee  ka dib dhacday doorashadii guud ee dalka Itoobiay ka dhacday...

Madaxweyne Ku-Xigeenka Oo Burco Ka Dhagax Dhigay Mashaariic Dawladda Hoose Fulinayso

0
Burco (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta magaaladda Burco ka dhagax dhigay mashaariic kala duwan oo ay dawladda hoose ee...

Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Dilkii Xudun

0
Hargaysa (HP): Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa goor dhawayd ka hadlay dilkii iyo weerarkii maanta ka dhacay degmadda Xudun ee gobolka Sool. Falkaasi oo uu...

Sool: Taliyihii Booliska Degmadda Xudun Oo La Dillay

0
Xudun (HP): Taliyihii ciidamadda booliska ee degmadda Xudun ee gobolka Sool ayaa ku geeriyooday iska hor imaad maanta dhex maray booliska iyo koox hubaysan. Alle...

“Miisaaniyadda lagu shaqaynayo 2022-ka waa 37 bilyan 80% ayay korodhay”…

0
Boorama (HP): Maayarka degmadda Boorama Maxamed Axmed Warsame, ayaa sheegay miisaaniyadda dawladda hoose ee Boorama ay ku hawl gelayso sanadka 2022-ka ay korodhay. Iyadoo miisaaniyadii...

Agaasimaha Cusbitaalka Burco Oo Ka Warbixiyay Tiradda Covid19 U Geeriyooday

0
Burco (HP): Agaasimaha cusbitaalka guud ee magaaladda Burco Dr. Cabdi Suudi Ibraahim, qyaa ka warbixiyay xaaladaha xanuunka COVID19. Waxaanu sheegay in todobadii maalmood ee u...

Guddoomiyaha Degmadda Faroweyne Oo Ka Warbixiyay Qorsheyaashiisa Horumarinta

0
Faroweyne (HP): Guddoomiyaha cusub ee degmadda Faroweyne ee gobolka Maroodijeex C/raxmaan Siyaad Aadan, ayaa ka wwrbixiyay waxyaabaha u qorshaysan ee uu doonayo inuu wax...

Guddoomiye Ku-Xigeenkii Saddexaad Ee Waddani Oo Is Casilay Dhaliillana Ku Hurgufay

0
Hargaysa (HP): Guddoomiye ku xigeenkii saddexaad ee xisbiga mucaaradka ah ee  Waddani Kayse Cali Geedi ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii uu xisgigaasi ka...