Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Soo Dhaweeyay Hawlgaladda Xukuumadda Ka Waddo Laascaanood
Hargaysa (HP): Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun, ayaa soo dhaweeyay tallaabadda ay xukuumadda Somaliland magaaladda Laascaanood kaga raafayso dadka ka soo jeedda koonfurta Soomaaliya.
Waxaanu sheegay...
Dhismaha Xarunta Ciidamadda Birmadka Ee Laascaanood Oo Xadhiga Laga Jaray
Laascaanood (HP): Weftiga ka socda xukuumadda Somaliland ee ku sugan magaaladda Laascaanood ayaa maanta ka qayb galay munaasibad xadhiga lagaga jarayay dhismaha xarunta ciidanka...
Siyaasiyiin Miisaan Lahaa Oo Isaga Baxay Xisbiga Waddani
Hargaysa (HP): Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayey ka qaxayaan siyaasiyiin miisaan ku lahaa oo ka tirsanaa ilaa aas aaskii xisbiga.
Siyaasiyiintan ayaa u badan...
Golaha Wasiirrada Cusub Ee Uu Magacaabay Raysal Wasaaraha Itoobiya iyo Qawmiyadaha Ay Ka Soo...
Addis Ababa (HP): Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Aby Axmed, ayaa maanta soo saaray liiska xubnaha golihiisa wasiirrada ee xukuumadiisa cusub, kadib doorashooyinkii guud ee...
Warbixin: Xanuunka Covid-19 oo Somaliland Si Weyn Ugu Faafay
Hargaysa (HP): Xukuumada oo gacmaha laabatay, cusbitaalka Hargeysa oo ay buux dhaafiyeen dadka uu soo ridanayo Covid-19, dhimashada oo kor u socota iyo xaalada...
Weftiga Ku Sugan Laascaanood Oo Soo Kormeeray Deegaamadda Barriga Gobolka Sool
Laascaanood (HP): Wefti ka socda xukuumadda Somaliland ee ku sugnaa magaaladda Laascaanood ayaa maanta kormeer ku tegay deegaamo ka tirsan gobolka Sool gaar ahaana...
Wasiirka Deegaanka Oo Kormeeray Deegaamo Ka Tirsan G/Maroodijeex Oo Daaqsiimooyin iyo Oodasho Sharci Darro...
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil, ayaa digniin u dirtay dadka degmsiimooyinka cusub ka samaysanaya dhulka xoolo...
Wasiirka Caafimaadka Oo Xadhiga Ka Jaray MCH iyo Addeegyo Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay...
Arabsiyo (HP): Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland uu wehelinayay agaasimaha guud ee wasaaradaasi ayaa maanta xadhiga ka jaray addeegyo cusub oo lagu soo kordhiyay cusbitaaladda...
Badhasaabka Sool Oo Ka Warbixiyay Hawlgalka Laascaanood Laga Raafayo Dadka Aan U Dhalan Somaliland
Laascaanood (HP): Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horaysay ka hadashay tallaabada ay dadka aan Somaliland u dhalan kaga raafayso gobolka Sool taasoo muddo shan...
Madaxweyne ku-xigeenka oo ka qaybgalay Xaflad loogu fooladeeyey 152 Xubnood oo ka qalinjebiyey Jaamacadda...
Hargeysa(HargeisaPress)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil Saylici oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada, Wasiirka Wasaaradda shaqo-gelinta iyo arrimaha...