“Madaxweynuhu wuxuu amray in sanadkan Dhaamam badan oo haayad ama caalamka aan laga codsanin...
Faroweyne (HP): Wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland Cali Maxamed Xasan, ayaa sheegay in sanadkan uu madaxweynaha Somaliland amray in dalka laga hirgeliyo Dhaamam biyoodyo...
Amal Bank Oo Soo Bandhigay Barnaamijka Hodmiye Ee Horumarinta Ganacsiga Haweenka
Hargaysa (HP): Baanka Amal Banka ee gaarka loo leeyahay qaybtiisa Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ku soo bandhigay wejigii labaad ee Barnaamijka Hodmiye ee...
Dawladaha Hoose Ee Boorama Saylac iyo Gabiley Oo Loo Qabtay Kulan Aqoon Is Waydaarsi...
Gabiley (HP): Kulan aqoon korodhsi ay maanta magaaladda Gabiley uga furmay masuuliyiinta dawladaha hoose ee degmooyinka Boorama, Saylac iyo Gabiley.
Kulankaasi waxaa soo qaban qaabisay...
“Maalinta Khamiista culimadda la karaameeyo Qubuurahoodda ayaa la soo booqan jiray oo la dul...
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha qaranka iyo arrimaha dastuurka ee Somaliland ayaa sheegay in is bedel weyn uu ku yimid dhinaca barashadda cilmiga...
Golaha Deegaanka Baligubadle Oo Ansixiyay Miisaaniyad Sanadeedka 2022-ka
Baligubadle (HP): Golaha deegaanka ee degmadda Baligubadle ee gobolka Hawd ayaa manata ansixiyay miisaaniyad sanadeedka uu golahaasi ku shaqaynayo sanadka 2022-ka uu golahaasi ku...
Shirweynaha Guddiga Wanaag Farista iyo Xumaan Beebista Oo Hargaysa Ka Furmay
Hargaysa (HP): Shir weynaha guud ee guddida shuurada ee guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargaysa.
Kaasoo ay ka...
Itoobiya Oo Somaliland Ku Caawisay Hal Milyan Oo Geed
Jig-jiga (HP): Dawladda federaalka Itoobiya ayaa shaacisay in ay jamhuuriyadda Somaliland ku caawinayso dhir gaadhaysa hal milyan oo geed oo noocyo kala duwan isugu...
Maalinta Dhimirka Adduunka Oo Somaliland Laga Xusay
Hargaysa (HP): Sanad kasta 10-ka bisha October waxaa wadamo badan oo caaalamka ah laga xusaa maalinta Dhimirka adduunka, taasoo la isku xasuusiyo sidii loo...
Siyaasiyiin Ka Soo Goostay Xisbiga Kulmiye Oo Ku Biiray Xisbiga Waddani
Hargaysa (HP): Hogaanka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa xarunta dhexe ee xisbiga si ballaadhan ugu soo dhaweeyay siyaasiyiin miisaan culus oo ku soo...
Boorama: Maayarka iyo Badhasaabka Oo Soo Kormeeray Waddooyin Ay Roobab Waxyeelo Gaadhsiiyeen
Boorama (HP): Guddoomiyaha gobolka Awdal oo uu wehelinayay maayarka Boorama ayaa kormeer ku soo maray meello ka mid magaaladda Boorama oo ay waxyeelooyin soo...