Somaliland; Weftiga Ururka IGAD Ka Socday Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha iyo Ku Xigeenkiisa...

0
HARGEYSA ,(HargeisaPress) — Weftiga Urur Goboleedka Igad ka socday ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo.Madaxweynaha iyo IGAD  ayaa ka wada...

Xisbiyada Mucaaridka oo Ammaanay Qaabka Komishanka Doorashooyinku u Wado Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

0
HARGEYSA ,(HargeisaPress) — Saddexda xisbi qaran iyo Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa yeeshay kulan albaabada la isu xidhay oo lagaga hadlay  diiwaangelinta cod-bixiyayaasha iyo arrimaha...

Arsenal Oo Laga Yaabo In Ay Sanadka Ka Hadho Champions league.

0
Kooxda England ee Arsenal ayaa khatar ugu jirta iney u soo bixi waydo wareega Guruubyada Champions league maadaama ay ku dhacday kulanka Isreeb reebka...

Jaaliyada Somaliland ee Norway oo Shahaado Sharaf Guddoonsiisay Maayirka Hargeysa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Jaaliyadda Somaliland u dhalatay eek u dhaqan dalka Norway, ayaa guddoonsiiyey shalay Maayirka Caasimadda Hargeysa Md. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) shahaado sharaf...

Somaliland: Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Sheegay In Dib Loo Dhigay Shirweynihii Golaha Dhexe Ee...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — gudoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaca ka qaaday in dib loo dhigay shirweynihii golaah dhexe...

Madax Dhaqameedka iyo Salaadiinta Beesha Bariga Hargeysa Oo Ka Hadlay Abaalku Shirka Beelaha Magaado...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Qaar ka mida Salaadiinta iyo Madax-dhaqameedka Beesha Bariga Hargeysa ayaa sheegay inaanay wax luga ku lahayn hogaankooda dhaqanka ee beeshoodu dhaqdhaqaaqa maalmihii...

Shirka Mareykanka iyo Hoggaamiyeyaasha Afrika oo Maalintii labaad Si Toosa Uga Socda Washington

0
Washington,(HargeisaPress) — Shirka hoggaamiyeyaasha waddamada Afrika iyo dowladda Mareykanka ee ka socda Washington ayaa maalintiisii labaad galay. Kulankan oo ah kii ugu horreeyay oo looga...

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Ku Biiray Kooxda Daacish(ISIS)...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa Xaqiijiyay inuu Isagu dhalay Wiil ku biiray Kooxda Daacish ee ka dagaalamaysa Ciraaq iyo...

Guddida Dhismaha Jidka Hargeysa iyo Baligubadle oo faahfaahiyey Qadhaanka Laga Ururiyay Bulshada Maalintii Ciida,...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Guddida Gacanta ku haysa dhismaha Jidka Hargeysa iyo Gobolka Hawd isku xidha ayaa faahfaahin ka bixisay Lacagta qaadhaanka ah ee Maalintii Iida...

Haweenay Shaaca ka qaday inay Tahay Suldaanka Dumarka Somaliland

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Waa markii ugu horeysay ee la arko gabadh ah suldaan iyadoo aynu wada og nahay in ay hore uun u ahaan jireen...