Gudoomiyaha Dalada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo Oo Dhambaal ah Udirey Shacbiga Somaliland iyo Dhalinyarada...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Gudoomiyaha Daladda Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo Mubaarik Ismaaciil Cabdi ayaa dhambaal hambalo ah udirey Guud ahaanba Shacbiga Reer Somaliland,iyo dhalinyarada Somaliland Munaasibada...

Madaxda Dawladda Soomaaliya oo Salaaddii Ciidda la tukaday Dadweynaha Muqdisho + SAWIRRO

0
Muqdisho,(HargeisaPress) — Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa maanta kula tukaday salaaddii ciiddul fidriga boqolaal dadweyne iyo mas’uuliyiin kale ah masjidka isbahaysiga Islaamka, iyadoo ammaanka masaajidka...

Sheekh Aadan Siiro oo ku taliyay in Xilka laga qaado Masuuliyiin Wadamada Jaarka ahi...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Sheekh Aadan X. Maxamuud Xiiray(Aadan Siiro), ayaa hadal uu Bulshada Somaliland u jeediyay Salaaddii Ciidal Fidriga ee Maanta waxa uu ku sheegay...

Dalka Kenya oo Maanta si weyn looga dabaal-dagay Ciidul-fidriga + SAWIRRO

0
Nairobi,(HargeisaPress) — Magaalooyinka waa weyn ee dalka Kenya, ayaa maanta waxaa looga dabaal dagay munaasaabada Ciidul Fitri, ayadoona Muslimiinta ku dhaqan magaalada Nairobi ay...

Madaxweyne ku xigeenka Somalilnad oo salaada ciida la tukaday shacabka Magaalada Hargeysa + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Dadweynaha ku nool dhamaan goboladda Somaliland, ayaa si balaadhan loogu ciidday ciidal fidriga, kuwaas oo saaka waaberigii u dareeray goobaha loogu tallogalay...

Dawladda Turkiga Oo Gaza u Diraya Markab Mucaawimo Sida Oo Ciidamo ilaalo ah Wadta

0
Gaza,(HargeisaPress) — Dawladda Dalka Turkiga, ayaa Saacado ka hor ku dhawaaqday inay Falastiiniyiinta la xasuuqayo u diri doonto Markab Caawimooyin sida, kaas oo ay...

Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo Shacabka iyo Muslimiinta ku Hambalyeeyay Ciidal Fidriga

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxweyne Xigeenka Somaliland, ahna kusimaha Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil(Saylici) ayaa Hambalyo u diray Shacabka Somaliland iyo Umadda Muslimiinta ah Munaasibada Ciidal...

Somaliland: Taliska Ciidanka Boliska Oo Ka Hadlay Habka ay Ammaanka u sugayaan Maalmaha...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Taliska Ciidanka Boliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa Ka Hadlay Habka ay ciidanka ahaan ugu diyaar garoobeen sugidda ammaanka shacabka inta lagu...

Somaliland: Gobolada iyo Degmooyinka Dalka Oo Maalinta Berri ah Si weyn looga Ciidi Doona...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland ayaa maalinta Berri ah looga dabaal degi doonaa Munaasibada Ciidul Fidriga. Wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil...

CIID WANAAGSAN EID MUBARAK كل عيد وأنتم أسعد

0
HargeisaPress Waxay Dhamaan Muslimiinta iyo akhristayaasheeda ugu Hambalyaynayaa Munaasibada Ciidul Fidriga. Waxaan Allah waydiisanaynaa inuu naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aynu soo gudanay Bisha...