Caasimadda Hargeysa oo si weyn looga dareemayo U Diyaar-garow loogu jiro Ciidul Fidriga...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Iyadoo lagu jiro tobankii casho ee u dambeeyey Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa suuqyada magaalada Hargeysa laga dareemayaa mashquul badan iyo xidhiidhi...

Xildhibaanka Kamukunji Yuusuf Xasan oo Xafiis ka furtay Eastleigh + SAWIRRO

0
Nairobi,(HargeisaPress) — Xildhibaan Yuusuf Xasan Abdi oo ah mudanaha laga soo doortay degmada Kamukunji oo xaafada Eastleigh ay ka mid tahay, ayaa markii ugu horeysay...

Daawo + Akhriso : Taliyaha Guud ee Ciidanka Badda Somaliland oo ka Hadlay Sugnaanta...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Taliyaha guud ee Ciidanka Ilaalada xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cismaan Cabdi, oo ka jawaabayay warar sheegayay inay dayacan yihiin Xeebaha Badda...

Djibouti: Madaxdii Dalka, Mucaarid Iyo Muxaafadba Oo Isugu Tagay Meherka Gabadh Geelle Dhalay

0
Djibouti ,(HargeisaPress) — Madax badan oo ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyada Qaranka Mucaarid iyo Muxaafidka ayaa la sheegay in ay saacadihii ugu dambeeyey...

Kooxo hubeysan oo haweeney dalxiise ahayd ku toogtay Magaalada Mombasa

0
Mombasa, Kenya — Kooxo hubeysan ayaa gellinkii dambe ee maanta ku dilay magaalada Mombasa ee dalka Kenya haweeney dalxiise ahayd oo waddanka Jarmalka u...

Madaxweyne xigeenka Somaliland oo jawaab adag ka bixiyay hadal ku saabsan Badda Somaliland oo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ahna kusimaha Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil(Saylici) ayaa ka jawaabay hadal ku saabsan Maamulka Badda iyo Hawada Somaliland oo...

Marxuumad Saado oo Maanta Aas Qaran loogu sameeyay Magaaladda Muqdisho + SAWIRRO

0
MUQDISHO,(HargeisaPress) — Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho maanta aas qaran loogu sameeyay marxuumad Saado Cali Warsame oo kooxo hubeysan ay shalay ku toogteen...

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Adis Ababa kulamo kula Yeeshay Laamaha Amniga Ethiopia, Sheegayna...

0
ADIS ABABA,(HargeisaPress) — Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa sheegay inay Ethiopia isla qaateen in degdeg loo furo Xuduuda Somaliland la leedahay...

Ninkii Oromada Ahaa Ee Ay Dhawaan Ciidamada Boliska Tog-Wajaale ay Ku Qabten Isagoo Xidhan...

0
Gabiley,(HargeisaPress) — Maxkamda Gobol Dagmo Gabiley Ayaa Maanta La Horkenay Ninkii ay Dhawaan Ciidamada Boliska Dagmada Togwajaale ay Ku Qabten Bacadlaha Wayn Ee Magaalada...

Dadkii ku Geeriyooday Diyaaraddii Bariga Ukrain Lagu soo Riday Oo Meydadkooda Loo Qaaday Dalka...

0
Amsterdam, (HargeisaPress) — Diyaarado Militeri oo Laga Leeyahay Dalka Holland, ayaa ka soo duushay dalka Ukrain, iyadoo sidda Meydadka Dakii ku geeriyooday Diyaaraddii lagu...