Orod-yahanka Reer Somaliland ee Mo Farah oo ku Guuleystay Markale bilad Dahab ah
ZURICH,(HargeisaPress) —Orod-yahanka Somaliland ee Mo Farah, laakiise u ciyaara dalka Britain ayaa guulo ka gaadhay tartanka ciyaaraha fudud ee Qaaradda Yurub, isagoo ku guuleysatay...
Safarkii Madaxweyne Siilaanyo ee Boorama iyo Caawa oo uu dib ugu soo laabtay Caasimada...
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa saaka u amba-baxay Gobolka Awdal gaar ahaan Caasimadiisa Boorama, ujeedada safarkan ayaa ahayd inu...
Guddoomiyaha xisbiga UCID oo ka hadlay doorashadii Prof. Cali Khaliif Galeyr
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID, Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay doorashadii madaxweynenimo ee Cali Khaliif Galeydh oo dhawaan ka dhacday deegaanka Saax-dheer ee...
Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo Maanta la Kulmay Ururrada Bulshada Rayidka + SAWIRRO
Muqdisho,(HargeisaPress) —Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed ayaa maanta kulan qado ah la qaatay qaybaha bulshada rayidka ah ee Soomaaliya, isagoo la yeeshay wadatashi...
Madaxweyne Siilaanyo Oo 621 Arday Oo Dhamaystay Jaamacadda Camuud Shahaadooyin Gudoon siiyay
Boorama,(HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland, Axmed Max'ed Siilaanyo ayaa saaka aroortii hore booqasho aan hore loo sii sheegin ku tagay gobolka Awdal, gaar ahaan magaaladda...
Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland Oo Xalay Fuliyay Hawl Galo Lagu Baadhayo Dadka Hudheelada Hargeysa...
Hargeysa,(HargeisaPress) —Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland ayaa xalay baadhis ku sameeyay Hudheelada la seexdo ee magaalada Hargeysa. Hawl galkan oo ahaa mid kedis ah islamarkaana...
MUCAARIDKA DJIBOUTI OO AAD U XIISAYNAYA IN SALDHIGYO LAGA SIIYO SOMALILAND
Hargeisa Press — Madaxda Mucaaridka Djibouti oo qado sharaf u sameeyay Mudane Yusuf Budle iyo isaga oo sheegay in ay ka shaqaynayaan siddii looga...
Kor Ukaca Dakhliga Dekedda Berbera iyo Duruufaha Dhaqaale Xumo ee Ku Xeeran Shaqaalaha Dekeda
Hargeisa Press — Hadeynu Si Xaqiiq ah uga hadalno dakhli maalmeedka waagii beryaba soo gala Dekedda ugu Weyn Somaliland ee Berbera,iyo dhibaatooyinka, iyo Duruufaha...
HAMBALYO : Mustafe Future iyo Nasra C/samad Waxaanu leenahay Wiil iyo caano Gabadh
Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid...
War saxaafadeed : Wasaaradda Duulista Oo Shaacisay Dhamays Tirka Dhismaha Terminalka cusub ee Madaarka...
Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasaaradda Duulista hawadda iyo gaadiidka cirka ee Somaliland waxay halkan kaga dhawaaqaysaa dhamays tirka dhismaha Terminalka cusub ee Madaarka Berbera International Airport.
Dhismaha...