Madaxweynaha Somalia iyo Xubno kale oo lagu eedeeyay in ay Lunsadeen Hantidii Soomaaliya ee...

0
Muqdisho, (HargeisaPress) — Guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka xayiraadaha hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea ayaa warbixin ay soo saareen eedeyn ugu jeediyay...

Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryeynta Oo Soo Bandhigtay Qaadashada Liisamada Wadista Gaadiidka Oo Qaab...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaaradda Hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland oo kaashanaysa shirkad Casriyaysay Liisamada Baabuurta ayaa maanta soo bandhigtay qaab cusub oo loo Sameeyay Sharciga(Liisanka)...

Tartanka Al Waxyayn Ee QUR’AANKA Iyo XADIISKA Oo Si Rasmi Ah Uga Furmay Magaalada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxa si rasmi ah uga furmay Hotel Ambassador ee magaalada Hargaisa Wareegii 2aad ee Tartanka QUR'AANKA iyo XADIISKA ee Al Waxyayn...

Qarax ay Dad badani ku Naf-waayeen oo Maanta ka dhacay dalka Afghanistan + SAWIRRO

0
Kabul, Afghanistan ,(HargeisaPress) — Ugu yaraan 89 ruux ayaa geeriyootay ,iyadoo tiro intaa ka bandanna ay ku dhawacmeen qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa...

Madaxweyne Obama oo Warqadaha aqoonsiga ka Guddoomay danjiraha Somalia + SAWIRRO

0
Washington , (HargeisaPress) — Madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Obama ayaa warqadihii aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Isniintii shalay ahayd danjiraha cusub ee dowladda Somalia ay...

Wasaaradda Beeraha Oo Ka Warbixisay Wejiga Labaad Ee Baabiinta Sunta Ayaxa Ee Xerada Ku...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasaaradda Beeraha Somaliland ayaa bilawday wejigii labaad ee hawl gal ay ku baabinayso Sunta faaftay ee ku jirtay xaruntii Ayaxa ee...

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxweynaha Somaliland

0
Addis Ababa, (HargeisaPress) — Raysal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa shalay gurigiisa ku qaabilay weftigii Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo labadii...

Xisbiga UCID Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqay Uu Wax Ka Badal Ku Sameeyo Laamaha...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay in uu wax ka badal ku sameeyo laamaha haayadaha aminga dalka...

Hoggaamiyaha Mucaaradka Koonfurta Suudaan oo Booqasho ku Tagay Dalka Djibouti

0
Djibouti , (HargeisaPress) — Hoggaamiyaha mucaaradka Koonfurta Sudan, Riek Machar ayaa ku sugan dalka Jabuuti, waxaan socdaalkiisan uu qayb ka yahay safarro siyaasadeed oo...

Taliyaha Ciidamadda Booliska Somalilnd C/laahi Fadal Imaan Oo Ka War Bixiyay Amaanka Guud Ee...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Taliyaha Ciidaanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in ciidanka booliska Magaalada Hargeysa gacanta ku soo dhigeen nin...