Weftiga Ethiopia Ee Somaliland Ku Sugan Oo Bookhday Berbera iyo Gabiley + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Weftigii ka socday Dalka aynu jaarka nahay ee Ethiopia ayaa maanta waxay Kormeer ku soo mareen Gobolka Saaxil iyo Gobolka Gabiley...

Madaxtooyada Oo Caydhisay Ciidanlkii ilaalada Ka Ahaa Xarunta Golaha Wakiilada Somaliland Ciidan Kalena Soo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xukuumada Siilaanyo ayaa Ciidamo Cusub soo dhoobtay Xarunta Golaha Baarlamanka Somaliland, iyadoo gabi ahaanba laga qaaday Ciidamadii hore ilaalada uga ahaa...

Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 31aad ‘Runtu Ma fantaa’: Faallayn iyo Falanqayn Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

0
“Dantu waxay u baahneyd, Duco-qabe la mahadshiyo, Odey Beela-daaje ah, Iyo hanad Ma-daale ah,   Dantu waxay u baahneyd, Door iyo wax-garad haga, Hayin biyo-ma-daadshe ah, Marna geesi daafaca, Dantu waxay u baahneyd, Nabarrada...

Gudoomiye Cirro Iyo Weftiga Uu Hogaaminayay Oo Soo Dhawayn Balaadhan Kala Kulmay Shacbiga Burco...

0
Burco, (HargeisaPress) — Xoogaga isbadal doonka ah ee dadweynaha ku dhaqan magaalo madaxda gobalka togdheer ee Burco ayaa maanta si balaadhan oo aan kala...

Madaxwaynaha Somaliland Oo Soo Dhaweeyay Dedaallada Tahriibka Lagaga Wacyi-gelinayo Da’yarta + SAWIRRO

0
  Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Dhalinyaro Hal abuuro ah oo dhawaan loogu qabtay Magaalada...

“Intee Ayay Dawladdani Sii Tamarin Kartaa,”Qormooyin Eng Maxamed Xaashi Ku Soo Bandhigayo Dakhli Lalunsado...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — iyaasiga caanka ah ee Maxamed Xaashi Cilmi, oo noqday wasiirka maaliyadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa qormo uu qoray oo uu u bixiyay...

Bandhiga Todobaadka Soomaalida ee Somali Week Festival Oo London Lagu Soo Gabogabeeyay ...

0
London, (HargeisaPress) — Bandhiga Todobaaka ee Soomaalida UK (Somali Week Festival 2014) ayaa xalay waxaa magaalada London ee dalka Britain , lagu soo gabagabeeyay...

Gudoomiyaha Maxakamadda Sare iyo Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi-qaadir Oo Sheegay In Shirkadda Al-xarbi Sifo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Maxakamadda Sare Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali iyo Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir,ayaa sheegay in Sifo sharciya Xukumaddu...

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo Bari Inuu u socdaalo Imaaraadka Carabta

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wefti balaadhan yaa la filayaa inuu u socdaalo Wadanka Imaaraadka Carabta,iyadoo la filayo inuu ambabaxo...

Wasaaradaha Caafimaadka Iyo Duulista Somaliland Oo Shaqaalaha Madaarka Cigaal U Qabtay Kulan Wacyigalin Ah...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasaaradda Caafimaadka Iyo Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland oo is kaashanayaa ayaa maanta shaqaalaha madaarka Cigaal International Airport u qabtay barmaamij wacyigalin...