Xukuumadda Somaliland oo Caddaysay Mawqifkeeda Muddo-kordhin loo Sameeyo Madaxweyne Siilaanyo

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xukuumadda Somaliland, ayaa si rasmi ah u caddaysay mawqifkeeda ku aaddan muddo-kordhin loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadda KULMIYE marka muddada shanta...

Jaaliyadda Reer Puntland Ee Uganda oo Xaflad balaadhanan u qabtay Aqoonyahan C/Fitaax Nuur Ashkir...

0
Kampala ,(HargeisaPress) — Jaaliyadda Reer Puntland Ee Uganda oo xaflad soo dhawayn ah u qabtay aqoonyahay reer Puntland ka soo jeeda Asal ahaan  oo...

Xukuumadda oo Eedayn Xeeladaysan u jeedisay Cabdiraxmaan Cirro iyo Xisbigiisa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa ku eedeeyay Mudo dhaaf xileed iyo Mudo korodhsi uu sameeyay Gudoomiyaha Golaha wakiilada, ahna Gudoomiyaha Waddani Cabdiraxmaan Cirro....

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qaabiley Wafti Ka Socday Dalka Sweden + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxawayne ku xigeenka Jamuuriyada Somaliland ahna ku simaha Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) ayaaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti...

Dalxiiska Kenya oo shantii bilood ee ugu horreeyey Sannadkan hoos u dhacay

0
Nairobi,(HargeisaPress) — Dalka Kenya wuxuu safka hore kaga jiraa wadamada Afrikaanka ah ee dalxiiska uu dhaqaalaha xooggani kasoo galo. Adduun lacageed oo gaaraya 41...

Koox Soo Weerartay Xarunta Wargeyska Ogaal Ee Magaalada Hargeysa.

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Koox hubeysan ayaa caawa soo weerartay Xarunta Wargeyska Ogaal ee Magaalada Hargeysa.isla markaana khasaare gaadhsiiyay qaar ka mida qalabka Wargeyska. Waxaanay khasaare soo...

Ciyaaryahan Aan Muslim Ahayn Oo Ka Damqaday Xasuuqa Yahuudu Ku Hayso Falastiin

0
Ciyaaryahan Joey Barton oo ka tirsan kooxda Kubada Cagta ee Queens Park Rangers ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeedhay ciyaaryahanka Yahuudiga...

Kooxda Xiddigaha Geeska oo Raali-gelin ka bixisay Bandhig-faneed Tuhunno Xaasaasi ahi ka dhasheen

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska oo xaruntoodu tahay magaalada Hargeysa, ayaa Shacabka iyo Xukumadda Raalli-gelin ka siiyey Xog-waraysi bandhig-faneed ku lammaan yahay oo...

Ciidanka Qaranka Somaliland oo Laascaanood ku soo dhaweeyay Ciidan ka soo goostay Maamulka Puntland

0
Laascaanood,(HargeisaPress) — Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Xaruntiisa Laascaanood ku soo dhaweeyay Ciidamo ka soo goostay Maamulka Puntland, kuwaasi oo Somaliland ku soo biiray. Waxa...

Sirdoonka Somaliland oo Xidhay Sarkaal Djibouti u dhashay

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Hay’adda Sirdoonka Somaliland ayaa Xabsiga u taxaabtay Muuse Cabdiraxmaan Cali (Muuse Guray), oo ah Sarkaal ka tirsan Ciidanka Jandal Maariga Jabuuti. Sarkaalkan...