“ Waxaan kiraysanay Shirkad nagala talisa Maalgelinta Dekadda Berbera” Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay inay kiraysteen shirkad kala talisa sida ay u doonayaan in loo maal-galiyo dekadda...

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Sheegay Inaanay Suuro Gal ahayn in Garoomo iyo Goobo Taariikhi...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa sheegay inaanay Jirin Dhul Dan guud ah oo la Iibinayo iyo sidoo kale Goobo...

Khilaafka Hogaanka SOLJA oo sii Xoogaystay, Guddida fulinta Oo Xilka Ka Qaaday Gudoomiyihii...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Khilaafka Hogaanka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa sii xoogaystay ka dib markii Gudoomiye Xigeenka Ururka, Xoghayaha Guud iyo Xubno ka mid...

Madaxweynaha Maraykanka oo Washington ku Casuumay inta badan Madaxda Afrika

0
Washington,(HargeisaPress) — Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama oo ah madaxweynihiii ugu horeeyay oo madow ah ,isla markaana hogaamiya dalkaas ayaa madaxda Afrika ku casuumay in...

Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Oo U Mahad Celiyay Madaxweynaha Djibouti

0
Hargeisa,(HargeisaPress) — Wasaaradda Arimaha dibadda Somaliland ayaa Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, u mahadcelisay. Qoraal uu soo saaray Afhayeenka Wasaaradda Arimaha dibadda Siciid Cali...

Jaaliyadda Somaliland Ee Sucuudiga Oo Lacag Dhan $100,500 Ugu Deeqay Jidka Ceerigaabo, Soona Dhaweeyay...

0
Jedah,(HargeisaPress) — Haldoorka iyo Xilkaska Jaaliyadda Somaliland ee  Dalka Sucuudiga ayaa 30-kii July Munaasibad balaadhan ku soo dhaweeyay Wefti  uu hogaaminayay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland...

Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaanka Somalia oo lagu Toogtay Muqdisho iyo Madaxda Somali oo Cambaareeyay

0
MUQDISHO,(HargeisaPress) — Xildhibaan Sheekh Aadan Sheekh Mad-deer oo ka tirsanaa xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kooxo hubeysani ku toogteen degmaada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Kooxo...

GUDDOOMIYAHA URURKA SUXUFIYIINTA EE SOLJA OO MAANTA MAGACAABAY GUDDIDA QABAN QAABADA SHIRWEYNAHA SHANAAD EE...

0
Hargeysa(HargeisaPress)- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf ayaa manza magacaabay Guddida qaban qaabada Shirweynaha 5aad ee Ururka oo ku began bishan sideedaad. Guddoomiyaha...

Somaliland: Maayirka Caasimadda Hargeysa Oo Digniin U Diray Sandaqadaha Laga Hor Dhistay Guryaha Ee...

0
Hargeysa(HargeisaPress) - Maayirka Caasimdda Hargeysa Md:Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa dadwaynaha caasimadda uga digay inay wadooyinka ka dhex dhisaan sandaqaddo, isla markaana amar ku...

Cudurka Ebola Oo la sheegay inaan la xakameyn karin & Cabsi laga qabo inuu...

0
ABUJA, Nigeria — Dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee ka howl-galaya wadamada uu ku dhuftay cudurka Ebola ayaa sheegay in cudurkan uu faraha kasii baxayo,...