Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Ku Biiray Kooxda Daacish(ISIS)...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa Xaqiijiyay inuu Isagu dhalay Wiil ku biiray Kooxda Daacish ee ka dagaalamaysa Ciraaq iyo...

Guddida Dhismaha Jidka Hargeysa iyo Baligubadle oo faahfaahiyey Qadhaanka Laga Ururiyay Bulshada Maalintii Ciida,...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Guddida Gacanta ku haysa dhismaha Jidka Hargeysa iyo Gobolka Hawd isku xidha ayaa faahfaahin ka bixisay Lacagta qaadhaanka ah ee Maalintii Iida...

Haweenay Shaaca ka qaday inay Tahay Suldaanka Dumarka Somaliland

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Waa markii ugu horeysay ee la arko gabadh ah suldaan iyadoo aynu wada og nahay in ay hore uun u ahaan jireen...

Al-shabaab Oo Sheegtay Mas’uuliyadda qaraxii galabta Magaalada Boosaaso ka dhacay

0
Boosaaso,(HargeisaPress) — Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda qarax ismiidaamin ahaa khasaare badanna geystey oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta...

Khilaafkii U Dhexeeyay Gudoomiyaha Solja iyo Gudida Fulinta Ururka Oo Dhexdhexaadin Laga Galey

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Warsaxaafadeed ay soo saareen Gudida Dhex Gashey Khilaafka u Dhexeeyay Gudoomiyaha Solja iyo Xubnaha Gudida Fulinta, oo ka kooban shan xubnood,oo odoyaasha...

Safiirka Ururka IGAD iyo Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Oo Kulan Wada Yeeshay iyo Safiirka Oo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Safiirka Somalia iyo Somaliland u Qaabilsan Urur Goboleedka IGAD Maxamed Cabdi Afey, ayaa kulan Albaabadu u xidhnaayeen la yeeshay Gudoomiyaha Golaha guurtida...

Shirkii Mareykanka iyo Madaxda Afrika oo Maanta Furmaya Washington

0
Washington, (Reuters) - Kulan dhexmari doona madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama iyo hoggaamiyeyaasha Qaaradda Afrika ayaa maanta ka furmaya magaalada Washington ee xarunta dlaka Mareykanka,...

Madaxweyne Gaas oo Cabdifataax Ashkir u Magacaabay Agaasimaha Puntland TV

0
Garoowe,(HargeisaPress) — Agaasimihii Telefishinka iyo Raadiyaha Puntland mudane Axmed Maxamed Cali ''Kismaayo'' ayaa xilka laga qaaday Madaxweyne Gaas ayaa xilkan  maanta u magacaabay saxafi sare...

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Sheegay in Biyaha Hargeysa laban Laabmayaan 2015-ka, Kana Hadlay...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ibraahin Siyaad Yoonis ayaa sheegay inay Biyaha Hargeysa laban laami doonaan sanadka 2015-ka, wakhtigaasi oo ay dhamaanayaan Mashaariic...

War deg dega: Qarax Ismiidaamin ah oo galabta Magaalada Boosaaso ka dhacay

0
Boosaaso,(HargeisaPress) — Qarax xooggan ayaa galabta ka dhacay meel u dhow xarunta taliska booliska gobolka Bari ee degmada Boosaaso Puntland . Qaraxa oo xoogiisa laga...