Madaxweyne Siilaanyo Oo 621 Arday Oo Dhamaystay Jaamacadda Camuud Shahaadooyin Gudoon siiyay

0
Boorama,(HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland, Axmed Max'ed Siilaanyo ayaa saaka aroortii hore booqasho aan hore loo sii sheegin ku tagay gobolka Awdal, gaar ahaan magaaladda...

Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland Oo Xalay Fuliyay Hawl Galo Lagu Baadhayo Dadka Hudheelada Hargeysa...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland ayaa xalay baadhis ku sameeyay Hudheelada la seexdo ee magaalada Hargeysa. Hawl galkan oo ahaa mid kedis ah islamarkaana...

MUCAARIDKA DJIBOUTI OO AAD U XIISAYNAYA IN SALDHIGYO LAGA SIIYO SOMALILAND

0
Hargeisa Press —  Madaxda Mucaaridka Djibouti oo qado sharaf u sameeyay Mudane Yusuf Budle iyo isaga oo sheegay in ay ka shaqaynayaan siddii looga...

Kor Ukaca Dakhliga Dekedda Berbera iyo Duruufaha Dhaqaale Xumo ee Ku Xeeran Shaqaalaha Dekeda

0
Hargeisa Press —  Hadeynu Si Xaqiiq ah uga hadalno dakhli maalmeedka waagii beryaba soo gala Dekedda ugu Weyn Somaliland ee Berbera,iyo dhibaatooyinka, iyo Duruufaha...

HAMBALYO : Mustafe Future iyo Nasra C/samad Waxaanu leenahay Wiil iyo caano Gabadh

0
Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid...

War saxaafadeed : Wasaaradda Duulista Oo Shaacisay Dhamays Tirka Dhismaha Terminalka cusub ee Madaarka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasaaradda Duulista hawadda iyo gaadiidka cirka ee Somaliland waxay halkan kaga dhawaaqaysaa dhamays tirka dhismaha Terminalka cusub ee Madaarka Berbera International Airport. Dhismaha...

Shirkadda Diyaaradaha Kenya Airways oo joojinaysa duulimadyadeedii dalalka Liberia & Sierra Leone

0
Nairobi,(HargeisaPress) — Shirkadda diyaaradaha Kenya ee Kenya Airways ayaa ku dhawaaqday maanta inay joojinayso duulimaadyadii ay ku tegi jirtay Manrovia oo ah caasimadda dalka...

Madaxweynaha Somalia oo Maanta ka Qayb-galaya Shirka Golaha Wasiirrada

0
Muqdisho,(HargeisaPress) — Madaxweynaha Somalia ayaa markii ugu horreysay ka qaybgalay kulanka golaha wasiirrada oo xilligan ka socda xarunta madaxtooyada Somalia, kaasoo looga hadlayo hub-ka-dhigista...

Somaliland: Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Ajandaha Kalfadhiga 25-aad

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Mudanayaasha Aqalka wakiilada Somaliland ayaa maanta meel mariyay Ajandahooda 25-aad oo xeerar muhiim ah ka kooban. Fadhiga oo uu shir gudoominayay Gudoomiye...

Maxakamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaliland Oo Dil Ku Xukuntay Nin Hore...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Maxakamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland ayaa maanta Xukun dil ah ku riday Askari hore uga tirsanaan jiray Ciidanka Naafadda...