Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaanka Somalia oo lagu Toogtay Muqdisho iyo Madaxda Somali oo Cambaareeyay

0
MUQDISHO,(HargeisaPress) — Xildhibaan Sheekh Aadan Sheekh Mad-deer oo ka tirsanaa xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kooxo hubeysani ku toogteen degmaada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Kooxo...

GUDDOOMIYAHA URURKA SUXUFIYIINTA EE SOLJA OO MAANTA MAGACAABAY GUDDIDA QABAN QAABADA SHIRWEYNAHA SHANAAD EE...

0
Hargeysa(HargeisaPress)- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf ayaa manza magacaabay Guddida qaban qaabada Shirweynaha 5aad ee Ururka oo ku began bishan sideedaad. Guddoomiyaha...

Somaliland: Maayirka Caasimadda Hargeysa Oo Digniin U Diray Sandaqadaha Laga Hor Dhistay Guryaha Ee...

0
Hargeysa(HargeisaPress) - Maayirka Caasimdda Hargeysa Md:Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa dadwaynaha caasimadda uga digay inay wadooyinka ka dhex dhisaan sandaqaddo, isla markaana amar ku...

Cudurka Ebola Oo la sheegay inaan la xakameyn karin & Cabsi laga qabo inuu...

0
ABUJA, Nigeria — Dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee ka howl-galaya wadamada uu ku dhuftay cudurka Ebola ayaa sheegay in cudurkan uu faraha kasii baxayo,...

Xukuumadda Somaliland oo Caddaysay Mawqifkeeda Muddo-kordhin loo Sameeyo Madaxweyne Siilaanyo

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xukuumadda Somaliland, ayaa si rasmi ah u caddaysay mawqifkeeda ku aaddan muddo-kordhin loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadda KULMIYE marka muddada shanta...

Jaaliyadda Reer Puntland Ee Uganda oo Xaflad balaadhanan u qabtay Aqoonyahan C/Fitaax Nuur Ashkir...

0
Kampala ,(HargeisaPress) — Jaaliyadda Reer Puntland Ee Uganda oo xaflad soo dhawayn ah u qabtay aqoonyahay reer Puntland ka soo jeeda Asal ahaan  oo...

Xukuumadda oo Eedayn Xeeladaysan u jeedisay Cabdiraxmaan Cirro iyo Xisbigiisa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa ku eedeeyay Mudo dhaaf xileed iyo Mudo korodhsi uu sameeyay Gudoomiyaha Golaha wakiilada, ahna Gudoomiyaha Waddani Cabdiraxmaan Cirro....

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qaabiley Wafti Ka Socday Dalka Sweden + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxawayne ku xigeenka Jamuuriyada Somaliland ahna ku simaha Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) ayaaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti...

Dalxiiska Kenya oo shantii bilood ee ugu horreeyey Sannadkan hoos u dhacay

0
Nairobi,(HargeisaPress) — Dalka Kenya wuxuu safka hore kaga jiraa wadamada Afrikaanka ah ee dalxiiska uu dhaqaalaha xooggani kasoo galo. Adduun lacageed oo gaaraya 41...

Koox Soo Weerartay Xarunta Wargeyska Ogaal Ee Magaalada Hargeysa.

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Koox hubeysan ayaa caawa soo weerartay Xarunta Wargeyska Ogaal ee Magaalada Hargeysa.isla markaana khasaare gaadhsiiyay qaar ka mida qalabka Wargeyska. Waxaanay khasaare soo...