Wefti balaadhan oo ka socda Dalka Imaaraadka Carabta kana jawaabaya baaqii madaxweynaha Somaliland ayaa...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxa maanta wefti balaadhan oo ka socda Imaaraadka carabta dalka ku soo dhaweeyey safiirka Somaliland ee dhawaan madaxweynuhu u magacaabay dalka...

Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar Oo Ka Hadlay Saamaynta Bixitaanka Midawga Yurub, Madaxweynahana Talooyin U...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda iyo xidhiidhka caalamig ah Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa go’aanka ay Midowga Yurub ku xidhayaan xafiiskooda...

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Buuhoodle si weyna loogu soo dhaweeyay + SAWIRRO

0
Buuhoodle , (HargeisaPress) — Wasiirka caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye, ayaa galinkii hore ee axadda si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Buuhoodle. Socdaalka...

Nagula Nasta: Fanaanada Weyn ee Codka Macaan Deeqa Axmed Heestii ALLOW ISKU...

0
NAIROBI, (HargeisaPress) — Fanaanada Codka dahabiga ah Deeqa Ahmed Gaydh iyo heestii ALLOW ISKU KEENA DAA. Waa Ereyadii Mubarak Abdi Yusuf, Laxan waa Mohamed...

Daawo Muuqaal: Gudoonka Maxkamada Distooriga ah oo Kulan la Qaadatay Ururada bulshada rayidka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoonka Maxkamada sare ee Distooriga ah ayaa maanta kulan la yeeshay wakiilo ka socday qaybaha bulshada rayidka ah, Waxayna ka wada...

Berbera: Jeeg Lacag Qadarkeedu Yahay Konton Kun Oo Dollar Ku Qoran Tahay Oo Fashilmay...

0
Berbera, (HargeisaPress) —Maayerka magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin), ayaa Xabsiga u taxaabay xalay fiidkii Cabdiwahaab Maxamuud Aw Caqli oo ka tirsan Ganacsatada waawayn...

Daawo Muuqaal: Xildhibaano ka mida Golaha Deeganka Gabiley Oo Raashin Gaadhsiiyey Dadka Abaaruhu Saameeyeen

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xildhibaanada Dr Sangub , Cibaado Maax Cilmi , oo ka mida Golaha Deeganka Gabiley ayaa deeq  raashin Gaadhsiiyey Dadka Abaaruhu Saameeyeen. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=F0kSkXP6WL8]   HargeisaPress...

Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee TELESOM oo Dib u Casriyey Ku Samayn Doonta Garoonka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee TELESOM ayaa maanta shaaca ka qaaday inay dib u casriyeyn casri ah ku samayn doonto garoonka...

Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Oo Cayintay Wakhtiga La Qabanayo Koobka Gobolada

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Masuuliyiinta wasaaradda ciyaaraha somaliland, ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee la bilaabi doono ciyaaraha gobolada Somaliland, waxaanay sheegeen in horraanta bisha...

Boko Haram oo dooratay Hoggaamiye Cusub iyo Qarax lagu Dilay 47 Ruux oo ka...

0
KANO, Nigeria , (HargeisaPress) — Kooxda ka dagaalanta dalka Nigeria ee Boko Haram ayaa Doortay Hoggaamiye cusub, sida uu BBC-da u Sheegay Madaxweynaha Dalka Jaad,...