Maxay ka wadahadleen Guddida doorashooyinka Somaliland iyo Ururrada bulshada rayidku?
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida Doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa maanta waxaa ay kulan la yeesheen ururrada bulshada rayidka ah ee Somaliland oo ay hoggaamineyso dallada...
Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland oo kormeeray dekedda Saylac
Saylac (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga iyo horumarinta Xeebaha Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac, ayaa waxaa uu maanta kormeeray Dekedda magaalada Saylac.
Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland, ayaa...
Dowladda Itoobiya oo difaacday heshiiskii badda ee ay la gashay Somaliland
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Dowladda Itoobiya, ayaa waxaa ay si adag u difaacday heshiiskii is-afgaradka ahaa ee badda ee ay bishii January 1deedii la...
Diyaaradaha Israa’iil oo garaacay taliska Xisbullah
Beyruut (Hargeisa Press)- Mowjado cusub oo dhanka cirka ah, ayaa ku dhuftey magaalada Beyruut ee duleedka koonfureed saacadihii hore ee sabtida saaka, iyadoo Israel...
Somaliland iyo Itoobiya oo ka wadahadlay xiisadda gobolka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Gashaandhigga Somaliland Rooble Muuse Cabdi, ayaa waxaa uu kulan xaasaasi ah la yeeshay safiirka dalka Itoobiya u fadhiya Somaliland...
Itoobiya oo sheegtay in Hubka Masar ku dambeyn-doono gacanta argagixisada Soomaaliya
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Dowladda Itoobiya, ayaa ka hadashay saanadda hubka ee ay dowladda Masar gaysay Soomaaliya, kaasi oo curyaaminaya xasiloonida mandaqada ee markii...
Xisbiga Kulmiye oo soo bandhigay sababtii Waddani uga baaqsaday shirkii madaxtooyada
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa been-abuur iyo dafiraad ku tilmaamay hadal Hoggaanka Xisbiga Waddani ku dedafeeyey martiqaad loogu fidiyay...
Wasiir Sacad oo sheegay in laga-tagay ku dhaqanka habraacii xakameynta dollarka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda horuumarinta Maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay kulankii ay maanta guddida ahaan ka yeesheen kor u qaadida...
Somaliland oo walaac ka muujisay hubka ay Masar siisay maamulka Muqdisho
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa walaac xoogan ka muujisay hubka ay dowladda Masar siisay maamulka Muqdisho, kaasi oo curyaaminaya xasiloonida mandaqada ee markii...
Guddida xasilinta Shilinka Somaliland oo kulan deg-dega isugu yimid
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida heer qaran ee xasilinta iyo kor u qaadida shilinka Somaliland, ayaa waxaa ay maanta iskugu yimaadeen kulan degdeg ah oo...