Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Wafti Ka Socda Dalka Maraykanka...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne ku xigeenka oo soo dhawaynta ka dib warbixin dheer ka siiyey xaalada guud ee dalka iyo ta abaaraha ayaa u sheegay...
Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Ka Hadlay Duulimaadyada Diyaaradaha Ee Somaliland Iyo ...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa ka hadlay kulan dhex maray madaxwaynayaasha Somaliya iyo Kenya isla markaana ay kaga...
Madaxwayne Siilaanyo Oo La Filayo In uu Cabdrisaaq M Obsiye u Magacaabo Wasiirka Shaqada...
Hargeysa, (HargeisaPress) — isku shaandhaynta mudooyinkan danbe la hadal hayey inuu madaxwayne Silaanyo ku samayn doono golahiisa wasiirada ayaa hadda u muuqata inay marayso...
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Madaxtooyadda Ku Qaabilay Aqoonyahan Dawladdu Waxbarasho Ugu Dirtay Dalka...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan, Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Wasaaradda Xanaanada...
Wafti Ka Socda Shirkad Ganacsi Oo Laga Leeyahay Dalka Maraykanka Oo Gaadhay Magaalada Berbera,Wasiiro...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wafti balaadhan oo ka socda shirkad ganacsi oo laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa maanta socdaal ku tagey magaalada Berbera,waxaana halkaasi kusoo dhaweeyey...
Waa Kuma Agaasimaha Cusub Ee Dalladda Heer Qaran Ee Ururrada Dhallinyarada Somaliland Ee Sonyo?
Hargeysa, (HargeisaPress) —Toddobaadkan Dalladda Heer qaran ee Ururrada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO waxa loo qaatay agaasime cusub oo Fulineed kaasi oo baddali doona Agaasimihii...
Nuxurka Heshiis Ay Kala Saxeexdeen Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Iyo Hay’add Caafimaad Oo Ka Hawl...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa maanta heshiis wada shaqayneed la saxeexatay Hay’adda Dhakhaatiirta Caafimaadka deg deg ah ee dalka Jarmalka.
Waxaana nuxurka heshiiskan uu...
Gudoomiyaha Ololaha WADDANI Oo Ka Hadlay Sababaha Uu Xisbiga WADDANI Iyo Siyaasadda Somaliland...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Ololaha Doorashada xisbiga WADDANI Xamse Khayre ayaa ka hadlay sababaha uu ugu soo biirey xisbiga WADDANI iyo Siyaasadda Somaliland maadaama oo...
Kooxda Xidigaha Geeska Iyo Bandhiga Heesaha Cusub 2017
Hargeysa, (HargeisaPress) —Inbadanbaad Is Waydiiseen Barnaamijkii Xidigaha Geesku Heesaha Cusub Kusoo Bandhigayeen Goormaa La Baahinayaa haddaba caawa Halkan kaga bogo ,Kooxda Xidigaha Geeska Iyo...
WAR-SAXAAFADEED : Qaadhaan shaqaalaha Qaramada Midoobay guddoonsiiyeen Guddida Abaaraha Somaliland
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xubno metelaya UNICFE, WFP, UNHCR, UNDP, FAO, UN-Habitat iyo Xafiiska Isu-duwaha Qaramada Midoobay ayaa maanta Guddida Abaaraha ee Somaliland guddoonsiiyey lacag dhan...