Maxakamadda Gobolka Hargeysa Oo Xukunno Ku Riday Eedaysaneyaal Loo Haystay Qaraxii Lagu Hoobtay Ee...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Maxkamadda gobolka Hargeysa oo ay weheliso maxakamadda racfaanka ee gobolkaasi ayaa la weriyey in ay toddobaadkan dhamaaday xukunno kala duwan ku rideen...
Wasiiro KaTirsan Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo Oo La Filayo Inay U Baxaan Dalka Imaaraadka Carabta+Magacyada...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiiro ka tirsan xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo ayaa la filayaa inay dhawaan safar ugu baxaan dalka Dibadiisa gaar ahaana dalka Imaaraadka Carabta.
Wasiiradan baxaya...
Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Deeq Xoolo Nool Ah Gaadhsiiyay Cisbitaalka Wayn Ee Boorama
Boorama, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Eng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta booqday cisbitaalka guud ee Boorama oo ay yaalaan dad uu soo...
Gudoomiyihii Hay’adda Maamul Wanaaga Iyo La Dagaalanka Musuqmaasuqa Ee Somaliland oo Iska Casilay Xilkaasi.
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiye Madar ma sheegin sababta iscasilaadiisa, hase yeeshee, sida ay sheegeen warar ku dhaw dhaw qasriga madaxtooyadu, Mudane Madar waxa uu ka...
Baanka Caalamiga Ah Ee Dahabshiil Oo Daah Furay Adeega Dahabo Oo Gaar U Ah...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Baanka caalamiga ah ee Dahabshiil ayaa maanta daah furay adeega Dahabo oo loogu tala galay inay ka faa,miidaystaan haweenka somaliland.
Daahfurka adeega cusub...
Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamusay Haweenka beesha reer Maxamuud Nuur...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Hoggaanka garabka haweenka heer qaran ee xisbul-xaakimka KULMIYE, ayaa hadhimo-sharafeed ku maamuusay madaxda haweenka ah ee xisbigaas u qaabilsan gobollada Gobolka Awdal...
Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiiska Ururka Dhallinyarada Tala-Wadaag Ee Degmada Gacan-Libaax...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo ay wehelinayaan saraakiisha heer iyo weli ba kuwa heer qaran ee Xisbigaasi, ayaa xadhiga...
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Socdaal Ku Tagey Magaalada Borama Iyo Ujeedada Socdaalkiisa Oo...
Borama, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa gaadhay magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal,waxaana uu madaxwayne ku xigeenku uu faahfaahin...
Xisbiga KULMIYE Oo beeniyey Kulan Xalay Dhex Maray Madaxwaynaha Somaliya Iyo Murrashax Muuse Biixi
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ayaa ka hadlay in xalay ay magaalada Addis-ababa ee caasimada Dalka Itoobiya uu kulan ku dhex...
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Madal Kusoo Bandhigay Qorshayaashiisa Mustaqbal Ee Uu Qaban Doono...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha ahna murrashaxa xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa madal maanta magaalada Borama ka dhacday oo xisbiga UCID kusoo dhawaynayey taageera...