Dr. Sacad oo caddeeyey inaanu jirin kulan u qorshaysna Madaxweyne Siilanyo & madaxda Ingiriiska

London- Wasiirka Arrimaha Dibedda Dr. Sacad Cali Shire ayaa shaaca ka qaaday inaanu jirin kulan Madaxweynaha JSL Md. Axmed Maxamed Siilanyo u qorsheysnaa inuu...

Madaxweynaha Nigeria oo ka Jawaaay Dhaliilo Dhanka Maamulka ah oo kaga yimid Xaaskiisa

ABUJA, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhamadu Buhari oo ka jawaabayay dhaliilihii iyo eeddii ka timid Xaaskiisa, ayaa yiri ''Xaaskeyga waa inay ku ekaato howlaha...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Wasiirka Caafimadka Somaliland Ka Tacsiyadeyey Geeridi Ku Timi Aabihi

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil  (Saylici) ahna ku-simaha Madaxweynaha Somaliland, wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa, waxgaradka, waayeelka,...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya In Madaxweynuhu Xaalad Caafimaad U Joogo...

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid, ayaa beeniyay in Madaxweyne Siilaanyo arrimo caafimaad u joogo dalka Ingiriiska, waxaanu sheegay in madaxweynuhu u...

Siyaasi Geeljire Oo Tilmaamay Ahmiyada Xidhiidhka Dalalka Somaliland Iyo Itoobiya

Hargeysa, (HargeisaPress) —Siyaasi Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) oo laba xil oo wasiirnimo ka soo qabtay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, haddana ka mid ah guddiga ictiraaf...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Ka Hadlay Marxaladihii Kala Duwanaa Ee Dalku ...

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka xanaanada xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka hadlay marxaladihii kala duwanaa ee dalku soo maray.                         Halkan hoose ka daawo muuqaalka   https://youtu.be/-YVlhxZgdFw   HargeisaPress...

Waraysi Lala Yeeshay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Iyo Nuxurka Qodobada Laga Waraystay

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali ayaa isagoo ku sugan magaalada burco waxa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan leh.                 Halkan...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Laba Toddobaad Oo Uu London Joogo Aan Weli La Kulmin Dawladda...

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa laba toddobaad oo uu Ingiriiska joogo aan weli wax kulan ah la yeelan dawladda Ingiriiska, waxaana la...

Suxufi Axmed Cismaan Batuun Oo Soo Saaray Maanso Cusub Oo Layidha SALIILYO Oo...

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wariye  Axmed Cismaan Batuun oo ka mid ah suxufiyiinta Somaliland ayaa soo saaray maanso cusub oo layidha SALIILYO, maansada oo ka hadlaysa...

Markabkii Dib Loo Helay 90 Sano Ka Bacdi markii Bermuuda Liqday (Xogta Dahsoon)

Hargeysa, (HargeisaPress) —Qisooyinka dhanka socdaalada ee maraakiibta iyo diyaaraduhu waxay xambaarsan yihiin ahmiyad balaadhan taasina waa sababta aynu barnaamijkeenan ugu soo bandhigayno xogta ku...

Latest News