Xukuumadda Somaliland oo Bilawday Xog-ururin Lagu Ogaanayo Xaaladaha Xoolaha iyo Saamaynta Abaaraha
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xukuumadda Somaliland, ayaa bilawday xog-ururin iyo cilmi-baadhis la doonayo in lagu ogaado xaaladda Xoolaha nool ee dalka iyo heerka xaddiga roobka...
Ciidamada Dab-damiska Caasimadda Hargeysa Oo Badbaadiyay Gabadh Uu La Dumay Suuli + SAWIRRO
Hargeysa, (HargeisaPress) —Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa maanta Abaaro 1:43 PM waxaa Qaylo dhaan Badbaado Nafeed ah laga soo sheegay Xaafada Jacmeeco Weyn ee...
Gudoomiyihii Gobolka Awdal Ee Madaxwayne Ku Xigeenku Shaqadii Ka Joojiyay Oo Ka Hadlay Shaqo...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyihii gobolka Awdal ee shalay uu madaxwayne ku xigeenku shaqadii ka joojiyey Mustafe Shiine ayaa ka hadlay shaqo joojinta uu ku sameeyey...
Warsaxaafadeed-Hawo Ay Soomaaliya La Wareegaysaa Ma Jirto Heshiis Wali Laga Gaadhayna Ma Jiro
Hargeysa, (HargeisaPress) — Sida aynu la wada soconay waxa jiray wada hadalo u dhaxeeyay Soomaalilaan iyo Soomaaliya oo ku saabsanaa heshiis laga gaadho wixii...
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Shaqadii Ka Joojiyay Badhasaabkii Gobolka Awdal Iyo Nuxurka Sababaha...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka somaliland ahna ku simaha madaxwaynaha Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu shaqadii kaga joojiyay...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Warar Sheegaya In Siyaasiyiin Somaliya Ka Socday...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay warar sheegaya in ay somaliland yimaadeen siyaasiyiin xilal kasoo qabtay...
Wasiirka Maaliyada Oo Xadhiga Ka Jartay Madxafka Seryan Oo Lagu Kaydinayo Taariikhda Halgankii SnM...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxa Shalay laga furay Madxaf Magaciisu yahay, SARYAN MUSEUM, kaasi oo uu aasaasay Muwaadin Reer Somaliland...
Somalia: Bangiga Caalamiga ah ee Dahabshiil oo maanta laga Daahfuray Kismaayo + SAWIRRO
Kismayu, (HargeisaPress) —Wasiirka Ganacsiga Jubbaland, Fariid Jaamac Saleebaan, ayaa manta si rasmi ah xadhigga uga jaray xarun weyn oo Bangiga Caalamiga ah ee Dahabshiil...
Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Oo Heshiis 10 Qodob Ka Kooban Ku Kala Saxeexday...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wada hadalkii maalmihii u danbeeyey magaalada Hargeysa uga socday dawlada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo ayaa maanta si rasmi ah ugu soo gabo...
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Hadlay Sababta Uu Uga Tanaasulay Hankiisii Murrashaxnimo Kana...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland kana mid ah xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay sababta uu uga tanaasulay...