Aqoonyahan Maxamed Cali Bile Oo Is Barbar Dhig Ku Sameeyey Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiyada KULMIYE...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Aqoonyahan Maxamed Cali Bile oo kamid ah xisbiga KULMIYE ayaa is barbar dhig ku sameeyey barnaamij siyaasadeedka xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI. https://youtu.be/BB7eXBsMm5w

La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo Ee Dhinaca Dhaqaalaha Oo Eedaymo Usoo Jeediyey Murrashaxiinta Cabdiraxmaan Cirro...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —La Taliyaha madaxwayne Siilaanyo ee dhinaca dhaqaalah Aqoonyahan Axmed Xasan Carwo ayaa eedaymo usoo jeediyey murrashaxiinta Cabdiraxmaan CIrro iyo Faysal Cali Waraabe. https://youtu.be/f3SyvfXEIM0  

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo si Hufan u Lafo-guray Tiirka Dhaqaalaha oo Kamid ah...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo kamid ah saraakiisha sarsare ee xisbiga KULMIYE, ayaa si faahfaahsan u axadhay tiirka dhaqaalaha oo kamid ah...

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Aanay Suuro Gal Ahayn In Madaxweyne Siilaanyo Uu Cid...

0
“ Madaxweynuhu Wuxuu Masuul Ka Yahay Hawlaha Qaranka, Maamulka Iyo Gacan Ku Haynta Amniga. Amniga Iyo Maamulkiisana U Wareejin Mayno Masuuliyadaa Cid Kale, Madaxweyne...

Xisbiga Kulmiye Oo La Wareegay Agab Loogu Talo Galay Ololaha Doorashada Madaxtooyada Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE ayaa qalab loogu talo galay ololaha doorashada waxa ay kala wareegeen ganacsade Maxamed Jabuutaawi. https://youtu.be/YUxzm53QnIg  

Yurub-geenyo oo Hargeysa lagu soo Dhaweeyey, kana Hadashay Cafiska Madaxweyne Siilaanyo, Shacabka Somaliland-na Raalligelisay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Fannaanadda Caanka ah ee Yurub Maxamed Cabdi (Yurub-geenyo), ayaa maanta ku soo laabatay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland oo ay tan iyo...

War-saxaafadeed: Musharraxa KULMIYE Oo Magacaabay Xilal Cusub

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha, ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbul-xaakimka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Maanta Magacaabay Lix Xubnood oo Dhallinyaro ah. Xubnahan oo ka mid noqonaya...

Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Oo 8 Gaadhi Kala Wareegay Bangiga Aduunka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta hay’adda shaqaalaha dawlada ayaa 8 gaadhi kala wareegtay bangiga Aduunka. https://youtu.be/r0oKft0_J9I

Wasiirka Maaliyada iyo Ha’yada Zamzam foundation oo ceel biyood Deegaanka botor laga samaynayo soo...

0
Gabilay, (HargeisaPress) —Wasiirka Maaliyada iyo hayada Zamzam foundation oo ceel biyood deegaanka botor laga samaynayo soo dhagax dhigay wasiir samsam waxay ka mid tahay...

Shirkadda SAGAL-JET Oo Mar-kaliya Saddex Xafiis oo Cusub Ka Furatay Xaafadaha Kala Duwan ee...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland Md. Cumar Shucayb Maxamed, ayaa xadhigga ka jaray saddex xafiis oo ay shirkadda daabacaadda casriga ah...