Somaliland oo Dil qisaas ah ku fulisey Ragii dilka gaystey
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay saaka dil qisaas ah ku fulisay laba gacan ku dhiigle oo dhowaan lagu xukumay dil toogasho...
“Haddii ay dilaaliin Somaliland Xukumaan, Dalka xasilooni ka heli-maayo…” Siyaasi Axmed Cabdalle-DIGAALE
Holland,(HargeisaPress)– Aqoonyahan Axmed Cabdalle Digaale oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ee qurbo-jooga ah ayaa tilmaamay in reer Somaliland dhammaan noqdeen hanti ma guuraan...
Xukuumadda Somaliland maxay ka tidhi Dagaalkii ka dhacay Buqdharkayn iyo Yeyle?
Hargeysa–Maleeshiyaad hubaysan oo ku ab-tirsada kooxaha la baxay Khaatumo ayaa weerar kusoo qaaday dad shacab ah oo baraagahooda ka dhaansanaya deegaanka Buqdharkayn, iyagoo u...
Wasaaradda Caddaaladda oo qorsheynaysa barnaamij kale oo muhiim u ah maxaabiista xabsiyada ku jira.
Hargeysa (HargeisaPress)– Wasiirka wasaaradda Caddaaladda JSL Yoonis Axmed Yoonis oo ka hadlay munaasibad lagu daahfuray siyaasadda manhajka waxbarashada ee maxaabiista, oo wasaaradiisu soo qabanqaabisay,...
Somallando oo Jawaab Adag ba Bixisay Hadal ka soo Yeeshay Maamulka Puntland
Hargeysa(HargeisaPress) - Xukuumadda Somaliland,ayaa jawaab adag ka bixisay hadal ka soo yeedhay maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland oo dagaalka gudihiisa ka socda ee u...
Madaxweynaha Somaliland iyo Hoggaanka Xisbiga Kulmiye Maxay ka Wadahadleen?
Hargeysa (HargeisaPress):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Hoggaanka sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee...
Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka ayaa xafiiskeeda ku qaabishay Masuuliyiin ka socda Mashruuca SomReP...
Hargeysa,(HargeisaPress)– Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, Marwo Kaltun Sh. Xasan Cabdi, oo uu weheliyo Agaasimaha Guud, Md. Maxamed Siciid Maxamuud, ayaa maanta xafiiskeeda...
Madaxweynaha Suuriya oo Guul-darro baday qorshaha Netanyahu
Dimishiq (HargeisaPress)– Madaxweynaha Suuriya, Axmed Sharac ayaa u muuqda inuu kaga guuleystay Netanyahu iskudaygii u horreyay ee uu ku doonayay inuu dhibato dhexda u...
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo Kormeeray Jiidaha Hore ee Sanaag
Ceerigaabo (HargeisaPress)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Sareeye Guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan ayaa gaadhay fadhiisimaha Jiidaha hore ee Ciidanka Qaranka ee Gobolka Sanaag.
Wafti uu...
SOMALILAND: Afur kalkaal Dadkaaga baahan u adeeg
Hargeisa– Kalkaal Charity and Development Organisanation oo ku midoobeen Dhalinyaro mutadawiciin ah oo isku xilqaanta quudinta dadka danyarta ah, kuwa xanuunka dhimirka qaba gaar...