Wasiirka Qorshaynta Somaliland Oo Qabiley Wefti Ka Socday Holland iyo FAO

0
1640

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta qaabilay wefti balaadhan oo ka socday dawladda Holland iyo hay’adda qaramadda midoobay u qaabilsan cuntadda iyo beeraha ee FAO.

 

Weftigani ka socday dawladda Holland waxaa hogaaminayay wasiirka arrimaha dibadda Holland Mr. Xaashi, iyadoo ay wehelinayeen xubno kale oo ka socday hay’adda FAO.

Wasiirka wasaaradda qorshaynta Somaliland Cawaale Ibraahim Shirwac, ayaa  faahfaahin ka bixiyay weftiga ay kulan la yeesheen iyo qodobadii ay ka wada hadleen.

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY