Beesha Baha Cali Ee Jibriir Abokor Oo Furayaasha Toban Gaadhi Iyo Toban Xafiis Ku...

0
Gabiley,  (HargeisaPress) —Beel Waynta Baha Cali ee Jibriir Abokor ayaa maanta ku wareejiyay gudida ololaha Xisbiga Kulmiye furayaasha toban gaadhi iyo toban xafiis oo...

Afkaaga ugu haboon wax loo maro hilinka guusha

0
Afkaaga ugu haboon wax loo maro hilinka guusha Maansadan waxaa tiriyay Abwaanka da'da yar ee Cabdiraxmaan Abees Aniga Ahmedyasin ahaan waan ku raaxaystaa maansooyinkiisa...

Beesha Cabdalla Abokor (ARAB) oo Casuumad Taageero ah u Samaysay Murrashax Madaxweynaha KULMIYE +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Mid ka mid ah beelaha dega Koonfurta caasimadda Hargeysa iyo Gobolka Hawd (Cabdalla Abokor/Arab), ayaa casuumad ballaadhan oo taageero ay ku siiyeen...

Shirkaddaha Ganacsiga Yaan la ceebayn By: Ahmed-yasin Sheikh Omar

0
Hargeysa, Ma ogtahay marxaladaa,miisaanta xaaladaha iyo masalooyinka daddan,noloshaadu adiga ayay ka bilaabantaa iyo is dhexgalka dadka kugu xeeran waxay xanbaartaa waayaha iyo wacdigaa markaa...

Guddiga joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Fariin Culus U Direy Saddexda Xisbi Qaran...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland ayaa fariin culus u direy saddexda xisbi Qaran iyo bulshada Somaliland. https://youtu.be/pDYvTV8iCtI

Gudoomiyaha Haay’adda Shaqaalaha Oo Digniintii Ugu Adkayd U Kala Diray Shaqaalaha Iyo Agaasimeyaasha Guud...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kulan balaadhan oo ay maanta isugu yimaadeen guddida sare ee hay’adda shaqaalaha iyo la-taliyeyaashooda sharci ayaa markii uu soo idlaaday waxaa saxaafada...

Nuxurka Dardaaran Adag Oo Madaxwayne Siilaanyo U Direy Murrashaxiinta Saddexda Xisbi Qaran Iyo Guddiga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa dardaaran adag waxa uu u direy saddexda murrashax ee xisbiyada Qaranka iyo waliba guddiga Komishanka Qaranka...

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Fariin Adag u Direy Saddexda Xisbi Qaran Ee UCID,WADDANI...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa fariin adag u direy saddexda xisbi Qaran ee Somaliland. https://youtu.be/juc0L0qrTj0  

Murrashax Muuse Biixi oo Bulshada ugu Baaqay Inay Nabadda iyo Wadajirka Muhiimad gaar ah...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si qoto dheer u sharraxay qiimaha ay nabadda iyo wada-jirku u...

Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Iyo Saxaafadda Somaliland Ayaa Kala Saxeexday Xeerka Anshaxa Saxaafadda Ee...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga komishanka Qaranka Somaliland iyo saxaafadda Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u kala saxeexday xeerka anshaxa doorashada madaxtooyada Somaliland. https://youtu.be/fD38o7ehTXk