Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland oo dalka kusoo dhaweysay Wasiirka Ciyaaraha Djibouti

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase) iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda, ayaa xarunta wasaaradda...

Weftigii Madaxweynuhu u xilsaarey dhismaha cisbitaalka Buco oo kormeer ku tagey magaaladaasi

0
Burco (HargeisaPress) –Wafti ballaadhan oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) u xilsaaray qiimaynta iyo diyaarinta goobta laga hirgelinayo cisbitaal weyn...

Xildhibaan Maxamed Xasan Siciid oo ku baaqay dhisidda Guddida Qaran ee Ictiraaf-raadinta Somaliland

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Xildhibaan Maxamed Xasan Siciid oo ah Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibedda ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa si cad uga hadlay muhiimadda ay leedahay...

Taliyaha Booliska Somaliland oo isku-bedel iyo magacaabis ku sameeyey Saraakiisha Ciidanka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xasan, ayaa magacaabis iyo isku badel cusub ku sameeyay Hoggaamada iyo Taliye...

Hooyooyinka Sariimada 18 May oo Galay Imtixaankii Ugu Dambeeyay ee Barashada Akhriska, Qoraalka &...

0
GABILEY,(HargeisaPress) – Naasiga Akhriska iyo Qoraalka ee Timacadde ayaa shalay si rasmi ah u qabtay imtixaankii ugu dambeeyay ee Akhriska, Qoraalka iyo Xisaabta hooyooyinka...

Badhasaabka Gobolka Gabiley oo Qaabilay Wafti Ka Socday Komishanka Xakamaynta HIV/AIDS

0
Gabiley,(HargeisaPress) – Badhasaabka gobolka Gabiley, Maxamed Cabdillaahi Jaamac (Bookh), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha guud ee Komishanka Xakamaynta HIV/AIDS iyo wafti uu hoggaaminayo oo...

“Marnaba ma aqbalayno in maamulka fashilmey ee Muqdisho uu kala qaybiyo bulshada Somaliland”Golaha Wasiiradda...

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Golaha Wasiirrada JSL oo si Adag u Cambaareeyay Farogelinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Bariga Gobolka Sool Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa si adag...

Baarlamaanka Mareykanka oo qaaday tallaabo kor u qaadaysa iskaashi dhexmara Somaliland iyo Mareykanka

0
Washington (Hargeisa Press)- Baarlamaanka Mareykanka, ayaa qaaday  tallaabo ahmiyad weyn leh oo kor u qadaysa iskaashi istaraatajiyaddeed oo dhexmara Jamhuuriyadda Somaliland iyo dalka Mareykanka. Qoraal...

Xidhiidhkii Mareykanka iyo Somaliland oo Guulaystay, Aqoonsina Qarka u saaran!!!

0
Washington D.C. :— Baarlamaanka Maraykanka ayaa tallaabo muhiim ah qaaday, taas oo laga filayo inay si toos ah u taaban doonto mustaqbalka xidhiidh u...

Mucaaradka Somaliland oo doonaya in diiwaan-gelin cusub oo Codbixiyeyaasha la sameeyo

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xisbiyada Mucaaradka ee Somaliland, ayaa isku raacay in Somaliland laga sameeyo diiwaan gelin cusub oo codbixieyaasha ah ka hor doorashooyinka qorshaysan...