Xildhibaan Cabdikariim Maxamed oo Safarka Madaxweynaha Somaliland ku tilmaamay dhaqaale raadin

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Cabdikariim Maxamed Muxumed oo ka tirsan golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxaa uu ka hadlay safarka Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi...

Safarka Madaxweyne Cirro ee Qatar: Shar iyo Khayr is dhinac yaal

0
Safarka uu Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ku tegay dalka Qatar toddobaadkan wuxuu galay taariikhda, isagoo noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee Somaliland ee si...

Mashruuc Bangiga Adduunku maalgelinayo oo lagu saxeexay Magaalada Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Waxaa magaalada Hargeysa ee caasimadda dalka Somaliland maanta si rasmi ah loogu qabtay munaasabadda kala saxeexa Mashruuca Rajo Kaaba, kaas oo...

Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo kulan la yeeshay Madaxda Jaamacaddaha dalka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Somaliland Cabdilaahi Xasan Aadan oo uu wehelinayey Wasiiru-dawlaha  Maaliyadda iyo horumarinta Dhaqaalaha Ismaaciil Mowliid Cabdillaahi,...

Safarka Madaxweynaha ee Qatar: Talaabo culus oo Diblomaasiyadeed

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa qaaday tallaabo diblomaasiyadeed oo taariikhi ah, isaga oo marti-qaad rasmi ah ka helay...

Madaxweynaha Somaliland oo safar shaqo ugu ambo-baxay Dalka Qatar

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Qatar, kaddib markii uu marti-qaad rasmi ah...

Dareennada ku xeeran Safarka Madaxweyne Cirro ee Qatar iyo Su’aalaha u baahan Jawaabaha?

0
Sida aan halkan hore ugu baahiyey waxa si rasmi ah loo xaqiijiyey Safarka Madaxweynaha ee Dalka Qatar, sida uu baahiyey Telefishanka Qaranku. Tan iyo intii...

Dahabshiil iyo Save the Children oo Kala Saxeexday Heshiis Iskaashi oo Muhiim u ah...

0
Nairobi (HargeisaPress)– Dahabshiil Group iyo Save the Children, ayaa maanta Nairobi ku kala sexeexday heshiis iskaashi oo Soomaalida muhiim u ah, kaas oo lagu...

Bulshada Somaliland ee Dalka Switzerland oo Qoraal Rasmi ah u gudbiyay Xarunta Qaramada Midoobay...

0
Ganeva (HargeisaPress)– Dhaq-dhaqaaqa Aqoonsiga Somaliland ee dalalka caalamka ayaa soo xoogaysanaya maalinba maalinta ka danbaysa, waxaana dhaw wakhtigii ay dunidu garwaaqsan lahayd dawladnimda Somaliland. Xarunta...

Boorama oo laga xusay 65 guuradii ka soo wareegtay Xornimada Somaliland + SAWIRRO

0
Boorama (HargeisaPress) Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐠𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝𝐢𝐢 𝟔𝟓𝐚𝐚𝐝 ee kasoo wareegtay, markii ay Jamhuuriyada Somaliland xornimada ka qaadatay, gumaystihii Ingiriiska 𝟐𝟔 𝐉𝐮𝐧𝐞 𝟏𝟗𝟔𝟎-kii...