Waddada Berbera Corridor oo la dhammaystiri doono 10km bisha January ee sannadka 2020 +...

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa kormeer ku tegay goobaha ay ka socoto dhismaha waddada Berbera...

Qorshe Shaqaalaha Dowladda Lagaga Kafaalo-qaadayo 50% Kharashka Caafimaadka iyo Daawaynta oo Gacanta Lagu Hayo

0
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dowladda oo shaaciyey habka loo qorshaynayo in qofka shaqaalaha ah 50% looga bixiyo kharashka ku baxaya haddii uu xannuunsado Hargeysa (HargeisaPress)- Guddoomiyaha...

Warsidaha East Africa Business Week oo Waraysi Muhiim ah la yeeshay Maareeyaha Guud ee...

0
Maareeyaha Dahabshiil oo Ganacsatada Afrika u soo Jeediyey inay Da’yarta u Abuuraan shaqooyin. Maareeyaha Xawaaladda Dahabshiil, Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale ayaa sheegay in xawaaladuhu ay...

Xildhibaan ka digay hadalada Qabyaalada ku Salaysan ee Madaxdhaqameedka iyo qaar ka mida Qurbojoogu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) -Guddoomiyaha Gudida Difaaca Sirdoonka iyo Amniga ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdikariim Aw Cali Shabeel ayaa ugu baaqay Xukuumadda in talLaabo sharciga waafaqsan...

Sharci-jebin: Komishanka Cusub ee Doorashooyinka Lama Marin Dhaartii Saxda ahayd ee Xeerku Waajibiyey

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Guddoomiyaha Maxkamadda Dastuuriga ah Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa si khaldan dhaar aan sax ahayn ugu...

Xubnaha Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka Oo La Dhaariyay

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey xubnaha cusub ee Komishanka doorashooyinka...

Jaaaliyadda Somaliland ee Holland oo Doortey Gudoomiye Cusub iyo Dareenka Ay Ku Abuurtey Qurbajooga...

0
Amesterdam,(HargeisaPress) -Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Wadanka Holland ayaa Gudoomiye u Doortey Eng.Maxamuud Cabdale Digaale Kadib markii ay Kulan Jaaliyaddu u dhan Tahey loogu...

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Loo Kordhiyey Laba Sanno oo Ay Sii Fadhiyaan+Dareenka ay...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Loo Kordhiyey Laba Sanno oo Ay Sii Fadhiyaan+Dareenka ay Ka Bixiyeen Xisbiyada Mucaaridku. Illaa 70 Mudane oo ka mid ah...

Gud Faysal, Boqor Cismaan: Hadalkiinu ma Waafaqsana Dariiqyada Shareecada Islaamka ee xalinta...

0
Salaanta Islaamka ka dib, wadajirka iyo walaaltinnimada u dhexeysa ummada Islaamka ilaalinteeda Ilaahay SW si weyn ayuu inoogu adkeeyey, diinta Islaamkuna si adag ayey...

“Qoladdan Baarlamaanka Wallaahiddii Beenta Ahayd-baa Wadnaha Caddaysay….”Siyaasi Cali Guray

0
Hargeysa, (HargeisaPress)- Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa Madaxweynaha ugu baaqay inuu ka garaabo aaminaadda Xisbiyaddu ku qabi karaan Cabdirashiid Riyo-raac oo loo ansixiyey...