Africa’s young leaders face a testing 2020
After several years during which younger leaders have come to power across Africa, 2020 could hold challenges that may force many of the newcomers...
Somaliland: Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Shaaciyey Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Dhibaatooyinka Gudniinka Gabdhaha...
Hargeysa,(HargeisaPress)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa Maanta Shaaciyey Guddi Culimo heer Qaran ah oo ka shaqay doonta...
Hambalyada Madaxweynaha JSL Ee Sanadka Cusub 2020-ka
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu curashada Sannadka Cusub ee miilaadiga 2020-ka awgeed, kuna beegan Arbacada 01/01/2020-ka uu Hambalyo u dirayaa...
Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka JSL Oo Dhagaxdhigay Wadada Isku Xidhaysa Wadaamo-Goo Iyo Buuhoodle...
Wadaamo-goo (HargeisaPress) - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay waddadu...
Madaxweyne Biixi Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Kordhiyey Xarunta Guud Ee...
Hargeysa (HargeisaPress—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub oo loo bineeyey ciidanka dab-damiska Somaliland, kuwaas oo laga...
Wasaaradda Gaadiidka Oo Sheegtay Inaan 5 Bisha January 2020 Gaadhi Bas Ah Oo Rakaab...
Hargeysa,(HargeisaPress)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL Cumar C/laahi Aadan iyo Taliyaha Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Maxamed Cige oo si wadajir ah...
Shaqaalaha Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga oo Lagu Abaal mariyey Shaqo wanaagii ay sameeyeen
Hargeysa,(HargeisaPress)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga oo uu Weheliyo Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawlada iyo Gudoomiye ku xigeenka hay’adda Maamul wanaaga ayaa ka qayb galay xaflad ay...
Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo Sheegay in Degmadda Saylac ay Noqotay Degmadda ugu Maamulka...
Saylac,(HargeisaPress)-Weftigii uu hogaaminaayay madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil saylici ee ku sugnaa xarunta gobolka Salal ee Saylac ayaa maanta shir balaadhan...
Gudoomiyaha Jaaliyada Reer Somaliland ee Germany oo lagu soo dhaweeyay magaalada Munich
Hargeisa (HargeisaPress) –Gudoomiyaha Guud Jaaliyada Reer Somaliland ee Dalka Garmalka Muna Maxamed Saleebaan ayaa Lagu soo Dhaweeyay magaalada Munich ee isla dalka Germany, Gudoomiye...
Turkey dispatches air ambulance to Somalia, condemns Ex-Control attack
MOGADISHU - Turkey has dispatched military cargo airplane with medical supplies and transport back the injured from Saturday’s terror attack to Turkey for treatment.
The...