Somaliland: Swift political settlement is the only way forward
Constitutional acts, relevant terms and charters have repeatedly been used and abused since Somaliland voted for her constitution in 2001. The rule of law...
Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-Furay Shir Caalami Ah Oo Lagu Qabtay Caasimadda Hargeysa + SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay shir caalami ah oo lagu lafo-gurayo, lagagana doodayo nabadda iyo dawlad-dhiska, kaas oo uu...
Siyaasi Cali Maxamed Warancade Oo Ka Hadlay Kulankii Madaxwaynaha Iyo Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka
Hargeysa,(HargeisaPress)–Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo ku hadlay afka xukumada islamarkaana ahaa xubnhii isku soo dhaweeyay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ee jsl ayaa ka hadlay...
Somaliland: W. Qorshaynta Oo Ku Wargelisay Ururradda Aan Dawliga ahayn In Ay Is Diiwaangeliyaan
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland ayaa shaacisay in ay dib u habayn ku samaynayso diiwaangelinta iyo shuruucda ururradda aan dawliga ahayn ee...
Badhasaabka Sool Oo Bulshadda Ku Hanbalyeeyay Munaasibadda Ciidul-Adxaa
Laascaanood (HP):Guddoomiyaha gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa guud ahaanba bulshadda Somaliland gaar ahaana gobolka Sool ku hanbalyeeyay munaasibadda Ciidul-Adxa.
Waxaanu ALLE SWT uga baryay...
Wakiilka Somaliland u fadhiya Sweden oo soo saaray Dhambaal isugu jira hambalyo iyo mahad...
Stockholm,(HargeisaPress)-Wakiilka Somaliland u fadhiya Dalka Sweden Ambasador Sakariye Xasan Wacays, ayaa Shacbiga iyo Dawladda Somaliland ku hambalyeeyey sanad-guurrada 30aad ee ka soo wareegtay dib ula...
Hargeysa: Tababar Loo Furay Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda Warfaafinta +SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress)–Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL, Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa maanta tababar ku saabsan foomamka qorshaynta iyo qiimeynta hawlqabadka shaqaalaha u...
Madaxweyne ku-xigeenka JSL Oo Ka Qayb-galay Shir-weynaha Haweenka Ee Doorashooyinka +SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress)– Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb-galay munaasibad loo qabtay haweeen weynaha Somaliland ee qaybta ka ah...
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta oo Xilkii U Kala Wareejiyay Saddex Agaasime Waaxeed +SAWIRRO
Hargeysa (HargeisaPress) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa xaflad balaadhan oo lagu qabtay Hoolka Wasaaradda Warfaafinta...
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan...
Hargeysa,(HargeisaPress) –Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo badhtamaha caasimadda Hargeysa loogu sameeyey suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo kamid...