“Madaxweyne Cirro Muddo Koban ayuu Somaliland ku fahamsiiyay dawladihu shirka kasoo qayb galay..” Siyaasi Maxamed Aadan

0
400

Hargeysa,(HargeisaPress)โ€“ Siyaasi Maxamed Aadan oo ka mid siyaasiinta da’da yar ee Somaliland, ayaa waxaa uu ka hadlay safarkii Madaxweynaha Somaliland ku tagay dalka Imaaraadka ee uu kaga qayb galay shirweynihii dalalka adduunka.

Maxamed Aadan, ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne Cirro uu muddo koban Somaliland ku fahamsiiyay dawladihii ka qayb galay shirkii Imaaraadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here