Wakiillada Qaramada Midoobay iyo AU-da ee Somalia oo Walaac ka Muujiyay Xaalada Somalia

MUQDISHO, (HargeisaPress) — Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia, danjire Nicholas Kay iyo danjiraha Midowga Afrika iyo AMISOM ee Somalia, Maman S. Sidikou oo uga...

Guddida Doorashada Oo La Dhaariyay iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo La Dardaarmay

Hargeysa, (HargeisaPress) —  Gudoomiyaha Maxakamadda Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa maanta Madaxweynaha ku hor dhaariyay 7-da xubnood ee Guddida doorashooyinka Somaliland ka...

XAYEYSIIN (SHAQOOYINKA KA BANNAAAN DAWLADA HOOSE EE DEGMADA GABILEY)

Maamulka Dawlada hoose ee Degmada Gabiley oo dardar galinaya hawlaha  horumarinta adeeg bixinta bulshada. waxay Dawlada hoose  qaadanaysaa shaqaale dhan 5 xubnood, kuwaasi oo...

Daawo Muuqaal: Tartanka Orodka Talaabada Ah oo Somaliland Lagu Qabtay

Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxaa goor dambe oo maalinimadii Axadda ahayd kuna beegnayd 23 Nov 2014 markii ugu Horaysay Taariikhda Somaliland  lagu qabtay Tartanka Ciyaaraha...

INAA LIAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN, KULUNAFSIN DAA-IQATUL MOOD Waxan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa...

Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi...

Dhammaan Suxufiyiintani waxay Tacsi Tiiraanyo leh u diyarayaan Qoyska Reer Cumar Kibaar

Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf, Xoghayaha guud ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax iyo Suxufiyiinta kala ah, Khadar Maxamed Cakulle, Shiine Cilmi Kaahin Cali...

Maamulka Caalaminews.com oo Akhristayaashiisa ka Raali Galinayaa Muddo 24 saac ah oo Shaqo ka...

Maamulka Guud ee Shabakada Caalaminews.com Waxay ka Raali galin ka Bixinayaa 24 Saac oo Shabakadu Hawada ka Maqnaanayso iyada lagu Xidhi Doono Server Wayn...

Wargelin Bandhig-fanneedka Xiddigaha Geeska iyo Wacdaraha Ciidka

Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geesku Waxay Ku Wargalinayaan Dhamaan Taageerayaashoodii inay Ku Qabanayaan Habeenka Koowaad ee Iida Bandhig Faneed aad u Xiiso Badan Hotel Guuleed...

Bridging Investment Gap in Somaliland

  Bridging Investment Gap in Somaliland Email: growth@guulgroup.com Website: www.guulgroup.com

Bridging Investment Gap in Somaliland Email: growth@guulgroup.com Website: www.guulgroup.com

Latest News