INAA LIAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN, KULUNAFSIN DAA-IQATUL MOOD Waxan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa Dhamaan Reer Maygaag Samater

0
1656

Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed.

……………………………………………………………………

Ergayga gaarka ah ee Madaxweyne Siilaanyo ee Goboladda Bari Mud. Sahal Mohamed Jamac(Dahar), Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Jamhuuriyadda Col.Cabdiraxmaan liibaan Axmed (fooxle), Taliyaha qaybta bari ee hargeisa Mahdi Nuur Lixle, Taliyaha Saylac Xasan Cabdi Salaan, Taliyaha Salidhiga Daloodho, Taliyaha Salidhiga Koodbuur, iyo Taliyaha Salidhiga dhex ee Hargeisa iyo saraakiil kale .

………………………………………………………………..

Axmed CabdiLAAHI Yusuf (Carabayto), Aamiin Yoonis Ibraahin, Jamaal Ciise Daaud, Jamaal ibraahin Mohamed, Jamaal Ismaail Daauud, qaar ka mida Orodyahanada hore ee Hargeisa .tacsi t

Dhamaan Dadkaasi oo dhami Waxay Tacsi u dirayan reer Maygaag Samater Oo ka Tacsiyadaynayaan Geeridii naxdinta lahayd ee xalay ku timid Ilaahay Ha U Naxariistee Cabdirisaaq Yusuf Maygaag Samater
oo maanta ku geeriyootay magalada hargaysa.
Waxaanu Marxuumka Ilaahay Uga Baryaynaa inuu Janadii fardawsa geeyo Aamiin Aamiin, Qoyskii Iyo Qarabadii uu Kabaxdayna Samir Iyo Iimaan Ilaahay Haka Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa…

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY