Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Saddex Maalmood Kadib Wareejintii Dekedda Berbera, Dhaqan Gelisay Cashuur 100%...

Hargeysa,(HargeisaPress) — Xukuumadda Somaliland ayaa Saddex maalmood uun ka dib markii ay shirkadda DP World si rasmi ah ugu wareejisay maamulka dekedda magaalada Berbera,...

HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed + SAWIRRO

HargeisaPress — Aabo Cabdiraxman Yusuf Ducaale (Boobe), Hooyo Faadumo Xasan Diiriye, Caynan Boobe Yusuf Ducaale, Bilan Boobe Yusuf Ducaale, Ayaale Boobe Yusuf Ducaale, Hooyo...

SAWIRO Laga Qaaday Lammaaneyaal Ka Mid Ahaa Dadkii Sannadkan Xajayey Oo Taabtay Shucuurta Malaayiin...

MAKKA, (HargeisaPress) —Sawirqaade Raa’id Lixyaani marna ma’ uu filayn in sawir uu ka qaaday dusha sare ee xaramka Makah uu noqon doono sawirka ugu...

A RESPONSE TO CHRIS JAEGER AND ABDUL GHELLEH: What an Academic Calamity to Repudiate...

I would like to put the record straight on the indecorous commentary penned by the project oriented chap (Chris) and the tribal advocate (Abdul),...

Dhawaan Fillo Maqaalo taxaane ah oo aan indoora ka Qoraayey Wasaaradda Maaliyadda intii  ay...

Waxay koobsan Doontaa ka jaawabidda su'aalo Dhawr ah oo ay ka mid yihiin: Intee inleeg oo Shaqaale  ah ayey qaadatay Wasaaradda intii ay joogtay Wasiir...

Akhriso Midhaha Heeso Cusub Oo Uu Sameeyay Mujaahid Cabdi Madoobe

Hees Cusub Gabadh yahay kalgacalkii goysaye nasiibkaa gudubtaye ayaankaa anigana gilgiladkay sida aan gantaalaha caashaqa iskagaguro hadaad garatay caynkaa gabagabadii sheekada anawaan gudoon saday...

HEES CUSUB: HANTAAKHI CAASHAQA By: Cabdi Madoobe

HargeisaPress — HEESTAN WAXA LAYIDHA HANITAAKHI CAASHAQA LAXAMKU WAA. .M.M.CIGE. SIDO KAL MISIGA WAXAA.' A.M.JAAMAC.'@ naftan aad naruuriyo ad.utahay nasteexee nasan wayday awgaa haw...

‘Isticmaalka Telefoonkayga Casriga ah ayaa Dhaawacay Caafimaadkayga oo Dhan’ Adam Estes

HargeisaPress — Nin suxufi ah oo la yidhaa Adam Estes, ayaa isticmaalka telefoonka casriga ah (smartphones) ka qaaday xannuuno neerfisyada ah, kuwaasoo kaga soo...

HEES CUSUB: HEESTAN WAXA LAYIDHAA DA.I KUMA ERYAYSEE By: Mujaahid Cabdi Muxumed Yuusuf...

HargeisaPress — inkastood darmaanyahay dumar.ugu saraysoo dun xariira aad tahay oo uu dadnimo iyo damiir fiican eebuhu kugu deeqay inanyahay ood daymo aragtida doog...

Haweenay Samaysay Barnaamij Telefoon oo Lagu Quudinayo Darbi-jiif Gaadhaya Ilaa 600 Kun Qof

Hargeysa, (HargeisaPress) — Gabadh u dhalatay magaalada California ee dalka Maraykanka, ayaa ikhtiracday barnaamij (app) telefoonka ah, taasoo ay ku caawisay 600,000 (lix boqol...

Latest News