Mo Farah: Wax Khalad Ah Ma Sameyn

0
Chicago (Hargeisa Press)- Orodyahanka Mo Farah ayaa ku adkeysanaya inaanu sameyn wax khalad ah, xilli su`aalo laga weydiinayo tababarihiisii hore ee xayiraadda lagu soo...

Hordhaca Kulanka Caawa Ee Chelsea vs Liverpool

0
London (Hargeisa Press)- Kooxaha Chelsea iyo Liverpool ayaa caawa iskaga hor imanaya kulan aad u adag oo ay ka tirsan koobka Horyaal Premier League. Chelsea...

Waa in Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay Ay u hogaan samaan Xeer-nidaamiyaha loo dejiyey

0
Dugsiyada gaarka loo leeyahay ee Somaliland oo ahaa 217 dugsi ayaa haatan gaadhay 315 Dugsi ku waas oo isugu jira kuwo Sare/ hoose iyo...

Isku Aadka Wareega Group-yada Ee Champions League oo Berri La Qabanayo

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Isku aadka wareega group-yada Champions League ayaa la qabanayaa berri oo Khamiis ah iyadoo caawa ay dhameystirmeen 32da kooxood ee loo...

Barcelona iyo PSG oo Kulan Ka Yeeshay Arrinta Neymar

0
Paris (Hargeisa Press)- Mas'uuliyiinta labada kooxood ee kala ah Paris St-Germain iyo Barcelona ayaa markii ugu horreysay kulmay, si ay uga wada hadlaan la...

Tartanka Ciyaaraha Kubbadda Cagta Degmooyinka Hargaysa Oo La Shaaciyay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xidhiidhka ciyaraha Somaliland ayaa shaaciyay wakhtiga uu bilaabmayo tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta ee degmooyinka caasimadda Hargaysa. Waxaana tartankaasi sanadkan maalgelinaya telefishanka ASTAAM...

Lionel Messi oo Muddo 3-bilood Ah Laga Ganaaxay Kubadda Cagta Ee Caalamiga Ah

0
Kabtanka xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa muudo 3 bilood ah laga mamanucay cayaaraha kubadda cagta ee caalamiga ah, ka dib markii Koobka...

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo looma maxkamadeyn doono eedihii kufsiga

0
Xiddiga kubadda cagta Cristiano Ronaldo ayaanan wax dacwad ah lagu soo oogi doonin kaddib markii lagu eedeeyay inuu galay tacaddiyo galmo, dacwad oogayaasha Mareykanka...

Ciyaar Sagootinta Ahayd Ee Loo Sameeyey Kaptanka Xulka Gobolka Gabilay + SAWIRRO

0
Gabiley — Ciyaartii Sagootinta Ahayd Ee ayaa dhex martay Kooxda Wasaarada Horumarinta Maaliyada Hargeysa Iyo Xidigaha Gabilay ayaa Ka Qabsoontay Garoonka Maxamed Faarax Magaalada...

Ciyaartoy Soomaali Ah oo Liverpool La Saxeexday Heshiis

0
Cabdi Shariif waa wiil Soomaali ah oo u ciyaara Kooxda Liverpool. Wuxuu kooxda la saxeexday heshiis heer sare ah oo uu kaga mid noqonayo...