Xulka Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Ku Guuleystey Tartankii Koobka Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland...
Hargeysa, (HargeisaPress) โ Xulka dawladda Hoose ee magaaladda Hargeysa ayaa ku guuleystey tartankii kooxaha heerka koowaad, labaad iyo saddexaad ee koobka xidhiidhka kubadda cagta...
Miiska Kala Saraynta Gool Dhalinta Shanta Horyaal Ee Yurub Ugu Waa Wayn Iyo Xidigaha...
HargeisaPress โTartamada shanta horyaal ee Yurub ugu waa wayn ayaa maraya heer xamaasadย badan waxaana socda loolanka adag ee ay kooxaha horyaaladani ugu jiraan...
Gudoomiyaha Cusub ee Ciyaaraha Fudud soo bandhigay qorshayaal lagu horumarinayo Ciyaaraha Fudud.
Hargeysa (HargeisaPress) โ Gudoomiyaha Cusub ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi (Diyaaro), ayaa daboolka ka qaaday cabaqadaha rasmiga ah ee hortgaan...
Google Oo Soo Saaray Kooxaha Loogu Raadinta Badnaa Premier League Sannadkan 2017-Ka
HargeisaPress โManchester City uma soo baxdeen tartamada Yurub haddii miiska kala sareynta Premier League lagu qiimeyn lahaa sida magacooda loogu baadhay shabakada Google.Kooxda hogaamineysa...
Isku Aadka Champions League Wareeggiisa 16-ka la sameeyey
HargeisaPress โIsku Aadka Tartanka Champions League ee wareegga 16-ka ayaa lagu dhawaaqay halkaas oo ay isku beegmeen kooxo waaweyn.
Real Madrid oo koobka haysata ayaa...
Maxamed Salaax oo ku guuleystay ciyaaryahanka sanadka Afrika ee BBC
Ka dib markii taageerayal kala duwan ay codeeyeen, Maxamed Salaax oo u ciyaara Liverpool ayaa ka guuleystay ciyaaryahannada kala ah Pierre-Emerick Aubameyang oo Gabon...
Dallada SONYO Iyo Shirakada Game Oo Daah Furay Tartan Kubada Cagta ah
Hargeysa, (HargeisaPress) โDalladda Dhalinyaradda ee SONYO iyo haayadda GAME ayaa Daah furay barnaamij ciyaaraha ah oo kor loogu qaadayo ciyaaraha iyo isdhexgalka dhalinyaradda. Barnaamijkan...
Dhaqaale Xumo Soo Food Saartay Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland+Xaruntii Guud Ee Xidhiidhka Ciyaaraha...
Hargeysa, (HargeisaPress) โDhaqaale xumo xoog leh ayaa soo food saartay wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland kadib markii wasiiradda Maaliyaddu ka jartay kharashaad badan oo...
Xogyihii hore ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Oo Hambalyeeyay Orodyahanka Mo Farah
Hargeysa, (HargeisaPress) โ Xogyihii hore ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi ayaa si weyn ugu diirsaday guulaha is daba jooga ah...
Nuxurka Waftigii Aanu Ku Tagnay Dalka Djibouti & Kulamaddii Aanu La Yeelanay Madaxweyne Geele...
Djibouti, (HargeisaPress) โWafti ka koobnaa 6 Wasiir oo uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Md. Sacad Cali Shire, kuwaas oo kala ahaa Wasiiradda Waxbarashadda...