Safiir Baashe Cawil oo lagu Soo Dhaweeyey Caasimadda Kenya ee Nairobi

0
Nairobi,(HargeisaPress) — Safiirka Somaliland ee Kenya u fadhiyi doona Baashe Cawil Xaaji Cumar, ayaa maanta gaadhay magaalada Naribo ee Caasimadda dalka Kenya, waxaana si...

Fanaanada Caanka Ah Ee Farxiya Fiska Oo Soo Gaadhay Hargeysa Iyo Soo Dhawayn Diiran...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Fanaanada caanka ee Farxiya Axmed Macalin(Farxiya Fiska) ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa. Fanaanadan oo ka soo duushay wadanka Ingiriiska ayaa markii ay...

Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland Oo Shaaciyay Wakhtiga Lagu Dhawaaqayo Natiijada Imtixaanka.

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka Somaliland, Daa’uud Axmed Faarax ayaa waxaa uu ku dhawaaqay xiliga la shaacin doono imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyadda...

Shirwaynaha Shaqo-Abuurka ee heer qaran Oo Maanta ka Furmay Hargeysa + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirwayne ay si wadajir ah u soo wada qaban qaabiyeen Dallada dhalinyarada SONYO, Wasaarada shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada oo ay Maalgelisay Hay’da...

Daawo Muuqaalladii u Quruxda badnaa ee Qalin-jebinta Jaamacadda Hargeysa 2018

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Halkan hoose ka daawo Muuqaalladii u Quruxda badnaa ee Qalin-jebinta Jaamacadda Hargeysa University 2018. https://youtu.be/RqFbHz01ZWQ

Khasaarihii Ka Dhashay Roobkii Ka Da’ay Gabiley

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Raxmaadka Iyo Roobabka Eebe Oo wata Dabaylo iyo dhagax (Barafa) ayaa shalay ka Da’ay Gabiley, Khasaarihii Ka Dhashay Roobkii Ka Da'ay https://youtu.be/egDMVgx_w3E

Dunida Muslimka Oo Maanta Looga Dabaal-Degayo Munaasabada Ciidda

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guud ahaan marka la eego dunida Muslimka ayaa maanta oo Salaaso ah waxaa siweyn looga dabaal-dagayaa munaasabada Ciidul-Adxaa Carafo oo ka mid...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Somaliland Oo Magaalada Nairobi Kula Kulmay Masuuliyiin Ka Tirsan...

0
Nairobi, (HargeisaPress) —Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta & Horumarinta Qaranka Somaliland Mudane Cabdirashiid Ibrahim Sh. Cabdiraxmaan oo hawlo shaqo ugu maqan dalka Kenya Magaaladiisa...

Maamulaha Guud Ee Dahabshiil Oo Kulan La Qaatay Dhallinyaro Baratay Hoggaaminta Oo Jaamacadahooda Gacan...

0
“Waxbartaha Soomaaliyeed Ee Dadkiisa Kula Noqonaya Aqoontiisa Waxa Uu Mudan Yahay Dhiirrigelin Kasta Oo Ka Kaalmeynaysa…”- Cabdirashiid M S Ducaale London, (HargeisaPress) —Maamulaha Guud ee...

Waraysi: Madaxa Hay’adda shaqaalaha Somaliland

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Gudoomiyaha hay'adda shaqaalaha dowladda ee Somaliland Sharma'arke Axmed Muxumed ayaa shaaca ka qaaday in hadda wixii ka danbeeya aanu jiri doonin...