Mashruuc Bangiga Adduunku maalgelinayo oo lagu saxeexay Magaalada Hargeysa
Hargeysa (Hargeisa Press)- Waxaa magaalada Hargeysa ee caasimadda dalka Somaliland maanta si rasmi ah loogu qabtay munaasabadda kala saxeexa Mashruuca Rajo Kaaba, kaas oo...
Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo kulan la yeeshay Madaxda Jaamacaddaha dalka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Somaliland Cabdilaahi Xasan Aadan oo uu wehelinayey Wasiiru-dawlaha Maaliyadda iyo horumarinta Dhaqaalaha Ismaaciil Mowliid Cabdillaahi,...
Safarka Madaxweynaha ee Qatar: Talaabo culus oo Diblomaasiyadeed
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa qaaday tallaabo diblomaasiyadeed oo taariikhi ah, isaga oo marti-qaad rasmi ah ka helay...
Madaxweynaha Somaliland oo safar shaqo ugu ambo-baxay Dalka Qatar
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Qatar, kaddib markii uu marti-qaad rasmi ah...
Dareennada ku xeeran Safarka Madaxweyne Cirro ee Qatar iyo Su’aalaha u baahan Jawaabaha?
Sida aan halkan hore ugu baahiyey waxa si rasmi ah loo xaqiijiyey Safarka Madaxweynaha ee Dalka Qatar, sida uu baahiyey Telefishanka Qaranku.
Tan iyo intii...
Dahabshiil iyo Save the Children oo Kala Saxeexday Heshiis Iskaashi oo Muhiim u ah...
Nairobi (HargeisaPress)– Dahabshiil Group iyo Save the Children, ayaa maanta Nairobi ku kala sexeexday heshiis iskaashi oo Soomaalida muhiim u ah, kaas oo lagu...
Bulshada Somaliland ee Dalka Switzerland oo Qoraal Rasmi ah u gudbiyay Xarunta Qaramada Midoobay...
Ganeva (HargeisaPress)– Dhaq-dhaqaaqa Aqoonsiga Somaliland ee dalalka caalamka ayaa soo xoogaysanaya maalinba maalinta ka danbaysa, waxaana dhaw wakhtigii ay dunidu garwaaqsan lahayd dawladnimda Somaliland.
Xarunta...
Boorama oo laga xusay 65 guuradii ka soo wareegtay Xornimada Somaliland + SAWIRRO
Boorama (HargeisaPress) Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐠𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝𝐢𝐢 𝟔𝟓𝐚𝐚𝐝 ee kasoo wareegtay, markii ay Jamhuuriyada Somaliland xornimada ka qaadatay, gumaystihii Ingiriiska 𝟐𝟔 𝐉𝐮𝐧𝐞 𝟏𝟗𝟔𝟎-kii...
Maalinta 26-ka Juun waa maalinta ugu mudan maalmaheena Qaran
Hargaysa (HargeisaPress) –Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa sheegay in maalinta ugu mudan maalmaha Qaran ee Somaliland ay tahay maalinta...
Prof. Samater: “26-ka June waa Madfaca ugu wayn ee Somaliland soo hordhigi-karto Soomaaliya”
Hargeysa (HargeisaPress)– Prof Axmed Ismaaciil Samater oo ka hadlayay munaasibada lagu xusayay 65 guurada ka soo wareegtay maalintii ay Somaliland xornimada ka qaadatay Maxmiyadii...