Wasaaradda Beeraha Oo Taiwan Ku Wareejisay Beer Ay Beeralayda Ku Tababbarto, Dibna U Celisay...

0
Arabsiyo (HargeisaPress) - Khamiista Maanta, Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Mudane Maxamuud Cige Yuusuf iyo masuuliyiin ka mid ah Wasaaradda Beeraha, ayaa safar ku...

Dabbaal-degga Nabadda ee Hargeysa lagaga dhawaaqay degdeg ayaa ku jira!

0
Nabadeynta Hartiga Somaliland iyo dawladooda iyo dadka ay ood wadaagta yihiin si daacadnimo ah oo aa jilniin ahayn ayaa madaxweyne Cirro u galay una...

Maayirka Gabiley oo Xilkii u kala Wareejiyay Xoghayaha Cusub Iyo Xoghayihii Hore ee Dawlada...

0
Gabiley,(HargeisaPress) – Waxaa maanta si rasmi ah hoolka weyn ee Dawladda Hoose Gabiley uga qabsoomtay munaasibadda xil-wareejinta Xoghayaha Fulinta ee cusub, taas oo uu...

Heshiis Malaayiin Dollar ah oo lagu Saxeexay Shirweynaha Maal-gashiga Somaliland

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Guddoomiyaha shirkadda Daa’uus Company, Siciid Cabdi Ismaaciil, ayaa madashii xidhitaanka Shirweynaha Maalgashiga Somaliland ee sannadka 2025 ku saxeexay maalgelin gaaraysa 15 milyan oo...

Somaliland oo dalka keenaysa shidaal gaar looga iibiyo Warshadaha, shirkadaha laydhka iyo Wakaaladaha biyaha

0
Hargeysa,(HargeisaPress) – Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta soo saartay go’aanno la xidhiidha xal-u-helida Qiimaha Shidaalka Korontada, Wakaaladaha Biyaha iyo Warshadaha dalka, waxayna go’aanadaasi u...

“Dadka intii ugu jilicsanaa ayaa lagu dhacay Applicationkan AGA” Gudoomiye ku xigeenka Baanka dhexe

0
Hargeysa,(HargeisaPress) – Gudoomiye ku xigeenka Baanka dhexe ee Somaliland Xamse Kheyre ayaa sheegay in ay ka go'an tahay ilaalinta lacagta muwaadiniinta Somaliland. Gudoomiye ku xigeenka...

Dawladda Oo ku dabajirta soo qabashada nin Chines ah oo lacago ka dhacay shacabka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) – Guddoomiyaha Baanka Dhexe JSL Cabdinasir Axmed Hirsi, ayaa faahfaahin ka bixiyey application nin Chines ah uu shacabka Somaliland kaga dhacay lacago badan...

Somaliland: Tirada Dembiyada ka dhacay 2025-ka iyo Magaalooyinka oo la Kamaradeeyey

0
Hargeysa (HargeisaPress) - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa walaac xooggan ka muujiyey heerka soo gelitaanka Daroogadu ka marayso Somaliland, isla markaana waxa...

Maxay yihiin amarrada ay Somaliland ku soo rogtay diyaaradaha hawadeeda mara?

0
Hargeysa – Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay hawadeeda soo geli karin, isla markaana mari karin diyaaradaha aan oggolaansho iyo fasax ka haysan wasaaraddeeda...