21 milyan oo shilin ayaa lagu kala iibsaday hal ciyaartoy caasimada Somaliland ee Hargeisa...

Magaca ciyaaryahanka: xamse shulac. •Kooxda iibsatay: ciidanka asluubta. •Kooxda iibisay: kooxda gaashaan. Qalinka: Axmed Cismaan Batuun Mudooyinkii u danbeeyay waxaan la socday dhaqdhaqaaqyada xidhiidhka kubadda cagta ee somaliland,...

Warbaahinta Dunida oo Si Weyn Uga Faallooday Doorashooyinka Somaliland Ka Qabsoomay

Hargeisa (Hargeisa Press) – Warbaahinta kala duwan ee caalamka, ayaa maanta si weyn wax uga qortay nabadgelyadda iyo dimuqraadiyadda ay Somaliland uga qabsoomeen doorashooyinka...

Madaxweyne Biixi Ma Nacayb Shaqsi Ah Buu U Qabaa Farmaajo?

Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horraysay ka hadlay in colaad Shaqsi ahi ka dhaxayso Madaxxweynaha Dawladda Federaalka...

Chelsea oo Markii Labaad Ku Guuleystay Koobka Champions League (SAWIRRO)

Porto (Hargeisa Press) – Kooxda Chelsea, ayaa markii labaad ku guuleystay koobka Champions League, kaddib markii ay 1 gool kaga adkaatay kooxda Manchester City,...

SOMALILAND ELECTION 2021: Why this Election is Different?

The people of Somaliland have been electing their political representatives for almost two decades. From 2002 to 2017, Somaliland held a number of different...

Villarreal oo Ku Guuleysatay Koobka Europa League (SAWIRRO)

Hargeisa (Hargeisa Press) – Kooxda reer Spain ee Villarreal, ayaa ku guuleysatay koobka Europa League, kaddib markii ay rikoodhayaal 11 iyo 10 leysla gaadhay...

Maxaa ka Run ah weedhihi musharax Dable iyo Xifaaltankii Mayar Cidin

Barnaamijkan qanci dadkaaga oo ka dhacay magaalada Barbara habeenkii taarikhdu ahayd 24/05/2021 ee salaasa soo galaysay. Dooda ayaa u dhaxaysay 3 musharax oo u tartamayay...

Odorooska Natiijada Doorashada Golaha Wakiilada 2021

Doorashooyinka soo socda ee maalmuhu ka hadheen hadii aynu odorosno aqlabiyada waxa leh axsaabta mucaaridka ah, waliba xisbiyada kulmiye iyo Waddani way isku bar-bar...

Warbaahinta Dunidu Maxay Ka Sheegtay Xuska 30 Guurada Madax-banaanida Somaliland?

Hargeisa (Hargeisa Press) – Salaasadii Toddobaadkan oo ku beegnayd 18-ka bisha May, 2021, ayaa guud ahaan Somaliland looga dabbaal-degay Xuska 30 Guurada ka soo...

Imaaraadka oo La Sheegay In Saldhigga Uu Somaliland Ka Samaystay Kaga Hor-tagayo In Turkigu...

Ankara (Hargeisa Press) – Warbaahin laga leeyahay dalka Turkiga, ayaa wax ka qortay xidhiidhka Somaliland iyo Dowladda Imaaraadka Carabta iyo saladhiga uu Imaaraadku ka...

Latest News