La Jaanqaadka Maalgashiyada Caalami Iyo Xeerarka Dhaqan Dhaqaale Ee Bulshadeena.Qoraa: Ahmedyasin sh omar...

0
HargeisaPress —Marxaladahan isdaba taxan ee nolosha ayaa maalinba waaya cusub furra  waa dacar iyo malab meel wada yaal talladuna waa sahay oo mar waad...

Ku qosle Kabtan Kufay iyo Kudlada Qasriga Sland!

0
Waxaynu wada xasuusanahay habdhaqankii iyo ficiladii nidaamkii faashilka ahaa ee Siyaad Bare ku dhaqmi jirey intaan dalka laga xoreyn. Bal aynu dib u wada...

HAMBALYO MEHER: Cabdirixiin Axmed Ibraahin (Mdnimo) Iyo Marwadiisa Xamda Axmed Koosaar + SAWIRRO

0
Carab Maxamed Ibrahin, Maxamed Cali Mataan, Cabdisalan Maxamed Cali, Mukhtaar Axmed Barkhad, Maxamed ismaciil Cumer, Maxamed Xuseen Yousuf, Ismiacil Ibrahim Ducaale, Khaddar Gamuute Jamac,...

Laba Muwaadin Oo Kala Fog: Qormo Sawir Guud ka Bixinaysa Xaaladda Dabaqadaha Nololeed ee...

0
HargeisaPress —Saaka aniga oo lugaynaya goob ku taal magaaladda Hargeysa ayaa indhayagu waxa ay ku dhaceen muuqaal ii qiiro geliyay: waa farqiga u dhaxeeya...

Xaaladaha adag ee nolosha iyo xalka lagaga gudbi karo Qallinkii: Ahmedyasen Sh Omar Ahmed...

0
Dhacdooyinka naxdinta badan ee alle u qadaray adoomihiisa waa marxallado aan lahayn xirfado lagaga hortago balse wuxuu ilaahay ina siiyay iimaan inoo sahlaya in...

Farsamooyinka Siyaasadda Arrihmaha Dibadda ee Somaliland ka Maqan Qallinkii: Mohamed Hagi Mohamoud

0
HargeisaPress —Ugu horeyn waa in la diyaarriyo Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Somaliland (Somaliland Foreign Policy). Isla markaana, rukunkeeda kowaad laga dhiggo mid u adeeggaya...

Heshiiska Dekkada Berbera waa Billad aan boqor lahayn ! Qallinkii: Samia Muse

0
Helsinki —Heshiiska deggada Berbera oo wali aan dhuuxa loo dhaadhicin ayaa maalmahan dhan bulsha weynta Somaliland mashqool ku tahay !   Runtii heshiiska deggada Berbera waano wada...

Heshiiska Casriyeynta Dekeda Berbera kuma hakanayo hagardaamada cadowgiisa, hadii Ilaah Yidhaahdo! Maxamuud Cali...

0
Salaanta islaamka ka dib, waxaan jeclahay Inaan warbixin kooban ka qoro siday ku bilaabmatay iyo sababaha keenay inuu yeesho cadow badan markii uu soo...

Xidigaha Geeska maxaa u dan ah? Waxa Qoray Cumar Seerbiya

0
Qormadan  waxaan u qoray laba sababood  waa ta hore’e  waxaan markhaati ka ahay adiguna akhrista laga yaabaa inaad ila qirsantahay doorka faneed ee  ay...

Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan Ma Xildhibaan Golaha DeegaankaTogdheer ahbaa Mise Waa Odaydhaqameed...

0
Su’aashan waxaan jecelahay in ay iiga jawaabto xukuumada u magacaabatay in uu wasiirka hawlaha guud uu noqdo waayo waxaa ayaandaro wayn ah in uu...