Waayo Aragnimaa Rag Isdhaafisay Maayar Amiin Iyo Ex: Maayar Shucayb (Keebaa Siyaasiya).

0
Marka hore labada masuul oo laba masuul oon sidaa ukala waynayn xaga da'da laakiin waxaynu odhan karnaa waxay ku kala tagayaan khibrada iyo maamulka Qaybtiinee...

“Hannaankii Wax Lagu Dooran Jiray Ma Hayno, Duruufaha Jiraana Ma Suurto Galinayaan Doorasho Xor...

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Dimuqraadiyadda Somaliland haatan waa qaan-gaadh marka laga soo bilaabo 31kii May 2001 oo ahayd maalintii la meel mariyey Dastuurka Somaliland ee suurto...

HAMBALYO MEHER: Yusuf Abdirahman Aw Yusuf iyo Maha Maxamoud Cilmi + SAWIRRO

0
HargeisaPress — Aabo Cabdiraxman Yusuf Ducaale (Boobe), Hooyo Faadumo Xasan Diiriye, Caynan Boobe Yusuf Ducaale, Bilan Boobe Yusuf Ducaale, Ayaale Boobe Yusuf Ducaale, Hooyo...

HAMBALYO AROOS: Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed + SAWIRRO

0
HargeisaPress — Aabo Maxamud Aw Faarax, Hooyo Faadumo Ibraahin Guled, Aamina Maxamud Aw Faarax, Cabdi Maxamud Aw Faarax, Xaaskiisa Saynab Cabdilaahi Xaaji, Cumar Xuseen...

Shacabka Caasimada Hargeysa Oo Sicir Bararka Xadhkaha Goostay Ku Eedeeyey Wasiirka Maaliyadda Somaliland Iyo...

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Shacabka magaalada Hargeysa oo ka hadlay sicir bararka xadhkaha goostay ee dalka ka jira ayaa waxay dusha u saareen sicir bararkaasi wasiirka...

Wareysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Hal-abuur Aadan Tarabi Jaamac Qaybta Koowaad.

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Barnaamijka bandhiga Deeqa oo ka baxa muuqaal baahiyaha Somali Cable, isla markaana ay daadihiso Deeqa Maxamuud Qaloonbi ayaa waxa ay taxane...

Kooxda Xidigaha Geeska Oo soo Saaray Hees Cusub: AFKAYGOOW QOLO MA TIHID

0
HargeisaPress — Kooxda caanka ah ee Xidigaha Geeska, oo siweyn looga jecelyahay guud ahaan adduunka iyo dhulka Soomaalidu degto, ayaa soo saaray hees cusub...

Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Tababar Usoo Xidhay 30-Kii Arday Ee Kusoo Baxay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Hay'ada Shaqaalaha Somaliland Mr.Sharmarke Geelle ayaa maanta tababar usoo xidhay 30-kii arday ee dhawaan kusoo baxay imtixaankii lagaga qaaday magaalada...

Nuxurka Waftigii Aanu Ku Tagnay Dalka Djibouti & Kulamaddii Aanu La Yeelanay Madaxweyne Geele...

0
Djibouti, (HargeisaPress) —Wafti ka koobnaa 6 Wasiir oo uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Md. Sacad Cali Shire, kuwaas oo kala ahaa Wasiiradda Waxbarashadda...

Wasiir Ku Xigeenka Dhaqanka Iyo Dalxiiska, Mahamed sheekh iyo Suldaan Abshir xildhibaan Mahdi Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiir Ku Xigeenka Dhaqanka Iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Sheekh Cumar Xasan, Suldaan Abshir Xasan Cali iyo xildhibaan Mahdi iyo Xubno kale Ayaa...